MYDO - Mustaqiim Youth Development Organization

MYDO - Mustaqiim Youth Development Organization mustaqiim Youth development Organization

Happy 18 may 2023 Ururka dhalinyarada ee Waqal( Ex.mustaq)
06/05/2023

Happy 18 may 2023
Ururka dhalinyarada ee Waqal( Ex.mustaq)

10/11/2022

mustabal academy and like, following

Mustaqbal youth organization (MYDO) iyo Badhasaabka gobolka hawd
10/11/2022

Mustaqbal youth organization (MYDO) iyo Badhasaabka gobolka hawd

08/07/2022

Wax aan kagag qayb qaadaynaynaa
Iftiiminta magalad insha allah

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo Congratulations   team ka MYDOMYDO - Mustaqiim Youth Development OrganizationMustaqi...
18/06/2022

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
Congratulations team ka
MYDOMYDO - Mustaqiim Youth Development OrganizationMustaqiim Youth Development Organization wax ay hambalyo u dirayaa iskuduwah cusub loo soo magacabay gobolka hawd
Koomishanka xakamayta Aids Somaliland ( Solnac)
Mrs Hamdi Adam Ali
Alle u fudeedyo xilkaa loo magacabay
Congratulations congratulations congratulations

Ex mustaqabal   Daah furinkii Ururka Mustaqbal ShareAnd  like
02/06/2022

Ex mustaqabal
Daah furinkii Ururka Mustaqbal


Share
And like

Mansha allah Maanta oy bishu ahayd 27.5.2022 Maalin jimcaha Waxaa Kulan is Xog Warysi dheeri Ku dhex Maray Magaalada Bal...
27/05/2022

Mansha allah Maanta oy bishu ahayd 27.5.2022 Maalin jimcaha Waxaa Kulan is Xog Warysi dheeri Ku dhex Maray Magaalada Baligubadle Ee Xarunta Gobolka hawd Xafiiska Ururka Mustaqbal Qurba joogta u dhalatay Gobolka hawd Ee Degan Cariga Maraykanka iyo Uk. Qaarkoodna ay Ururka h**e uga mid Ahaayeen Kulankaa Oo Ujeedadisu Guud ahayd Sababi aanu u Sameynay ururka iyo baahiya ka jira Degaanka Gobolka hawd Waraysi dheer ka dib Waxay Xubnahaasi Goobti Kulanka Kaga dhawaqeen inay ka mid yihiin ururka Wax kasto Baahiya ka Jira Gobolkana ay Wax Nagala Qaban donaan Haddi alle Idmo Si Gaara Mahadnaq Ka Urur Ahaan Garyaqaan Ahmed Naaleeye oo ah Xubinta Sababteeda lahayd kulanka Maanta kana mida Qurba joogta Gobolka hawd🙏🙏🙏

Waa Bilaahi Tawfiiq. Hodan dalmar haarun (Social activist Or secretary ururka Mustaqbal)

Address

Farah Nuur Street
Hargeisa
MUSTAQIIM

Telephone

+252634425857

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MYDO - Mustaqiim Youth Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to MYDO - Mustaqiim Youth Development Organization:

Share