08/06/2026
Codsi ka yimid ardayda awgeed waxa diwaangalinta barnaamijka CPA lagu kordhiyay hal usbuuc waxaana ay si toos ah u xidhamaysaa diwaangalintu 𝟏𝟒-𝐉𝐮𝐧𝐞-𝟐𝟎𝟐𝟔.
Halkan ku dhufo si aad isku diwaangaliso: https://forms.gle/pdv1wt3mxWdeaiEx6