Wompol

Wompol WOMPOL is a multi-year project that promotes inclusive democratic participation by strengthening the role of women and youth in politics.

22/05/2026

Waxaa soo dhamaaday tababarka kobcinta xirfada hogaaminta dhalinyarta ee siyaasada oo socday mudo saddex casho ah


Waxaa maalintii labaad socda tababarka kor uqaadida xirfada hogaaminta siyaasada ee haweenka iyo dhalinyarta Somaliland ...
20/05/2026

Waxaa maalintii labaad socda tababarka kor uqaadida xirfada hogaaminta siyaasada ee haweenka iyo dhalinyarta Somaliland


15/05/2026

Ma la joogaa wakhtigii hogaamiyayaasha dhaqanku taageeri lahaayeen ka qaybgalka dumarka iyo dhalinyarta ee siyaasada iyo hogaaminta dalka?

Waa kulan aragti iswaydaarsi oo lagu lafo guray sida ay odayaasha dhaqanka iyo hogaamiyayaasha bulshadu u taageeri karaa...
14/05/2026

Waa kulan aragti iswaydaarsi oo lagu lafo guray sida ay odayaasha dhaqanka iyo hogaamiyayaasha bulshadu u taageeri karaan ka qaybqaadashada haweenka iyo dhalinyarada ee siyaasda iyo hogaaminta dalka

Mashruuca Wompol oo ay iska kaashanayaan YEEL iyo xisbiga venstre ayaa soo qaban qaabiyey kulankan



03/05/2026

WOMPOL PROJECT

How can community leaders promote leadership inclusion for women and youth?Sidee ayay hoggaamiyeyaasha bulshada u horuma...
28/04/2026

How can community leaders promote leadership inclusion for women and youth?

Sidee ayay hoggaamiyeyaasha bulshada u horumarin karaan ka-qaybgalka hoggaamineed ee haweenka iyo dhallinyarada?

Hal ku dhiga todobaadkan ee barnaamijka wompol!

18/04/2026

Mashruuca Wompol oo ay iska kaashanayaan ururka YEEL iyo xisbiga The liberal party of Norway ayaa magaalada Hargeisa ku soo bandhigay dood ku saabsan caqabadaha ka hortaagan haweenka iyo dhalinyarada ka qayqaadashada siyaasada.

Dooda waxaa kasoo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada.

The Wompol project, jointly implemented by YEEL development organization and The Liberal Party of Norway (Venstre), held...
07/04/2026

The Wompol project, jointly implemented by YEEL development organization and The Liberal Party of Norway (Venstre), held a public debate in Hargeisa on the challenges preventing women and youth from participating in politics. The debate brought together participants from different parts of the community.

Mashruuca Wompol oo ay iska kaashanayaan ururka YEEL iyo xisbiga Venstre (The liberal party of Norway) ayaa magaalada Hargeisa ku soo bandhigay dood ku saabsan caqabadaha ka hortaagan haweenka iyo dhalinyarada ka qayqaadashada siyaasada. Dooda waxaa kasoo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada

Address

Airport Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wompol posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share