Good Governance Heroes

Good Governance Heroes The Good Governance Heroes is a storytelling initiative to promote the role of active citizens

19/01/2026

Good Governance Heroes Campaign SUMMIT EVENT!

02/01/2026

Raaqiya Mohamoud waa halyey bulsho oo ka go'an adeegga dadka u baahan. Raaqiya waxay aasaastay barnaamijyo dhiig-bixin ah, iyadoo ka caawisa dhamaan bulshada inay helaan daryeel caafimaad. Waxay door muuqda ka qaadatay sidii ay u abuuri lahayd shabakad dhiig-bixiyeyaasha, taas oo noqotay ilo muhiim ah oo lagama-maarmaan u leh dadka u baahan dhiiga.
Raaqiya waxay nafhurnimo iyo daacadnimo ku adeegtaa bulshada, taasoo ka dhigaysa astaan cajiib ah.

31/12/2025

Maxamed Hamse Ali waa nin dhalinyaro ah oo hal-abuur leh oo ku barbaaray Burco, halkaas oo uu ku aasaasay Akaadamiyada Maan-Maal. Maxamed wuxuu wajahay caqabado dhaqaale, laakiin wuxuu ka shaqeeyey in uu abuuro iskaashiyo bulsho oo taageera akhriska iyo qoraalka.

29/12/2025

Bahja Omar Muhumed waa kalkaaliye caafimaad, macalimad iyo aasaasaha Horn University iyo Geeska Hospital. Waxay ku dhalatay Borama, halkaas oo ay ka heshay shahaadada koowaad ee Kalkaalinta caafimaadka. Bahja waa tusaale naf-hurnimo iyo hawlkarnimo, oo ka tarjumaysa jacaylka ay u qabto bulshada.

27/12/2025

Maamo Saynab Hassan Hirsi waa umuliso naf-hurnimo badan samaysay oo ku nool Berbera, waxay si mutadawacnimo u kala badbaadisay kumanaan hooyo iyo ilmaheedii, waxay u istaagtay wacyigelinta bulshada ee khatarta FGM. Bulshadu waxay ku tilmaantay “hooyadooda labaad” naxariista iyo adeegga ay u fidisay darteed.

25/12/2025

Caydaruus Mustafe Carab waa halyey bulsho oo ka soo jeeda Hargeysa, kana dhisay barnaamijka “Dhiig ku Deeq” shabakad ka badan 1,000 deeq-bixiyeyaal dhiig ah, isagoo rajo iyo nolol u beddelay quus, una noqday buundo u dhexeysa nolol iyo geeri.

23/12/2025

General Ahmed Mohamed Hassan (Swahili) waa shaqsi noloshiisa oo dhan u huray adeeg, daacadnimo, iyo hoggaan wax ku ool ah, kuna reebay saameyn waarta bulshadiisa. Muqaalkani waxa uu soo koobaya taariikhda sannado dadaal joogto ah, hoggaan, iyo waxqabad la taabankaro oo dhiirrigelin u ah jiilasha soo socda.

21/12/2025

GOOD GOVERNANCE HEROES CAMPAIGN SUMMIT & AWARDS 2025

Congratulations to our Film Fellowship Fellows. Your commitment to learning and storytelling strengthens the future of i...
18/12/2025

Congratulations to our Film Fellowship Fellows. Your commitment to learning and storytelling strengthens the future of impactful, ethical filmmaking, and we’re proud to recognize your growth and dedication with this certificate.

To our valued partners: SOYDAVO, Al Hikma, MediaInk, and the Good Governance Commission, thank you for your collaboratio...
18/12/2025

To our valued partners: SOYDAVO, Al Hikma, MediaInk, and the Good Governance Commission, thank you for your collaboration and support. Your partnership strengthened this campaign and helped turn shared values of integrity and accountability into meaningful action 👏🏽

Address

Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Good Governance Heroes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share