15/02/2026
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalayaal waxa la galay xiliyadii khayrka loo kala dheerayn jiray' sidoo kale bulshadeena maanta waxay ku jirtaa xaalad dhaqaale' iyo mid abaareed oo adag' ururka kal kaal Waxan u asaasnay si uu qayb uga noqdo garab istaagay dadkiisa baahan' Hadaba walaal page ka Kal-kaal charity organization aan 1k followers gaadhsiino inta ramadanta ka hadhay oo aan halkan aan ku wadaagi doono afurinta iyo ciidsiinta danyarta iyo gurmadka abaaraha wixii itaalkeenu noqdo' aan khayrka isu kaashano.