22/03/2023
Curashada bisha barakaysan awgeed Bahda Aragti-Soor organisation waxay hambalyo iyo bogaadinba udirayan dhamaan umada islaamka ah iyo gaar ahaanba umada somaliyed
Waxan idin leenay allah haynaga yeelo kuwi ka faaidaysta bishan barakaysan
Bisha bisheedana allah nabad qab haynagu gaadhsiiyo.