14/11/2024
๐๐๐๐๐
Maamulka, Macallimmiinta, Hawlwadeennada, Ardayda iyo dhammaan bahda Jaamacadda The Unity, waxey tacsi tiiraanya leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada ๐๐จ๐๐๐ง ๐๐๐๐ข ๐๐๐ฆ๐ oo saaka ku geeriyootay magaalada Hargeisa. ๐๐จ๐๐๐ง ๐๐๐๐ข ๐๐๐ฆ๐ waxay kamid ahayd ardayda dhigata Jaamacadda, gaar ahaan Kulliyadda ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐, Semester-ka ๐๐๐๐.
waxaan marxuumada Alle uga baryeynaa inuu jannooyinkiisa ku arsaaqo, ehelkana samir Iyo iimaan ka siiyo.