Xaafiiska Isku duwaha Wasaarada Xananada Xolaha Dhirta&Daqa Degmada Gerijir

  • Home
  • Somalia
  • Guri Ceel
  • Xaafiiska Isku duwaha Wasaarada Xananada Xolaha Dhirta&Daqa Degmada Gerijir

Xaafiiska Isku duwaha Wasaarada Xananada Xolaha Dhirta&Daqa Degmada Gerijir Livestock are the backbone of rural life, providing food, income, and support for millions. Caring for animals means caring for our future.

They give us milk, meat, and jobs while connecting us to nature and culture.

06/03/2026
Degmada GerijirAnigoo ah Isku-duwaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DegmadaGerijir, waxaan si weyn uga mah...
10/02/2026

Degmada Gerijir

Anigoo ah Isku-duwaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DegmadaGerijir, waxaan si weyn uga mahadcelinayaa Guddoomiyaha Degmada Gerijir soo dhaweynta diirran iyo martigelinta wanaagsan ee uu noo sameeyay aniga iyo Team-ka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta&Daaqa dowlada Hirshabeele oo ow hor kacayo Iskuduwaha Gobolka Hiiraan
Kulankan muhiimka ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhaxeysa Wasaaradda iyo maamulka Degmada, horumarinta adeegyada caafimaadka xoolaha daryeelka dhirta iyo daaqa, iyo sidii bulshada xoolo-dhaqatada ah ee Degmada Gerijir loo gaarsiin lahaa adeegyo joogto ah, tayo leh, kana jawaabaya baahiyaha dhabta ah ee ka jira degmada Gerijir.
Waxaan si qoto dheer uga wada hadalnay arrimaha la xiriira tallaalka iyo daaweynta xoolaha, ka hortagga cudurrada faafa, wacyigelinta xoolo-dhaqatada, iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah ee dhirta iyo daaqa, kuwaas oo laf-dhabar u ah nolosha iyo horumarka bulshada deegaanka.
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa Dowladda Hirshabeelle waxaa ka go’an inay si dhow ula shaqeyso maamulka Degmada Gerijir, odayaasha dhaqanka, iyo guud ahaan bulshada, si loo xaqiijiyo hirgelinta barnaamijyo wax ku ool ah oo lagu horumarinayo wax-soosaarka xoolaha, laguna xaqiijinayo nolol iyo mustaqbal waara.

Xaafiiska Isku duwaha Wasaarada Xananada Xolaha Dhirta&Daqa Degmada Gerijir

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Dhirta&Daaqa Dowlada Hirshabeele Hon Mohamed Goodir
02/02/2026

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Dhirta&Daaqa Dowlada Hirshabeele Hon Mohamed Goodir

Hussein Jelle Rage Howshii miro dhasha allaha ka dhigo shaqada aad Bulshada Rer Hirshabeele aad uhaydo insha allah Agaas...
13/07/2025

Hussein Jelle Rage Howshii miro dhasha allaha ka dhigo shaqada aad Bulshada Rer Hirshabeele aad uhaydo insha allah Agaasime

Agaasimaha wasaarada xanaanada xoolaha Dhirta&Daaqa Dolwada Hirshabeele Hussein Jelle Rage dadaaladaada kuwa miro dhala ...
13/07/2025

Agaasimaha wasaarada xanaanada xoolaha Dhirta&Daaqa Dolwada Hirshabeele Hussein Jelle Rage dadaaladaada kuwa miro dhala allaha ka dhigo Agaasime

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa iyo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Hirshabelle ayaa la ware...
02/07/2025

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa iyo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Hirshabelle ayaa la wareegay 6 baabuur oo isugu jira 2 Hardtop iyo 4 Hilux, kuwaas oo ay ku wareejisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Federaalka Soomaaliya, kana yimid Mashruuca FSRP (Food Systems Resilience Program).

Baabuurtaan ayaa qeyb ka ah taageerada lagu xoojinayo adeeg bixinta wasaaradaha, si loo gaaro beeraleyda iyo xoola dhaqatada, loogana shaqeeyo adkeynta nidaamka cuntada iyo wax-soo-saarka deegaanka.

Labada wasaaradood ee Hirshabelle ayaa bogaadiyay doorka Dowladda Federaalka iyo Bangiga Adduunka, waxayna sheegeen in gaadiidkani uu si weyn u fududeyn doono hawlaha mashruuca FSRP ee ka socda gobollada Hirshabelle.

DHAMMAAD

Wasiir Hon Mohamed Goodir
15/04/2025

Wasiir Hon Mohamed Goodir

Wasiir Hon Mohamed Goodir aad ayey muhiim ugu tahay bulshada xoolo dhaqatada ah ee  rer Hirshabeele in ay helaan caafima...
14/04/2025

Wasiir Hon Mohamed Goodir aad ayey muhiim ugu tahay bulshada xoolo dhaqatada ah ee rer Hirshabeele in ay helaan caafimaad mideysan iyo xoojinta wacyigelinta bulshada iyo tayeynta adeegyada caafimaadka xoolaha.

09/03/2025

Nabadoon Cabdulaahi Salaad Diiriye oo ku hadlaya afka bulshada Degmada Gerijir ayaa ka warbixiyay xaaladaha guud ee ku saabsan Xanaanada Xoolaha.

27/02/2025

Address

Guri Ceel

Telephone

+252615042275

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaafiiska Isku duwaha Wasaarada Xananada Xolaha Dhirta&Daqa Degmada Gerijir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xaafiiska Isku duwaha Wasaarada Xananada Xolaha Dhirta&Daqa Degmada Gerijir:

Share