Save Your Daughter Initiative - SYDI

Save Your Daughter Initiative - SYDI Save Your Daughter Initiative is a youth-led dedicated to empowering Somali women through education, mentorship, and socio-economic opportunities.

We advocate for gender equality

22/12/2025

“Hay’ada taya dhowrka in ay noqoto hay’ad madax banaan maxaa inoo diiday si shaqooyinkeeda ugu madax banaanaato…?” Qoraa maxamuud tall man

Dood wadaag: Kulanka labada ee ciwaankiisu ahaa “Dhibaatooyinka badeecadaha tayadoodu liidato iyo sida wax looga qaban karo”

22/12/2025

“Puntland in badan ayay jirta hadana badeecadaha iyo daawooyinka waa la iska soo galiyaa iyagoo aan la marsiin baaritaankii loo baahnaa…” Qoraa Maxamuud tall man

Dood wadaag: Kulanka labada ee ciwaankiisu ahaa “Dhibaatooyinka badeecadaha tayadoodu liidato iyo sida wax looga qaban karo”

21/12/2025

“Maxay yihiin caqabadaha ka hor taagan dowlada puntland in cunada soo galaysa ay control ku samayso…?” Caamir

Dood wadaag: Kulanka labada ee ciwaankiisu ahaa “Dhibaatooyinka badeecadaha tayadoodu liidato iyo sida wax looga qaban karo”

20/12/2025

“Idinkii naga aqoonta badnaa(culimada ahaa) hadaad markasta fanaan heesay ka hadashaan maxaa keenaya inaydan ka hadlin daawooyinka dhacay ee wadanka lasoo galiyo…?” Shirwac

Dood wadaag: Kulanka labada ee ciwaankiisu ahaa “Dhibaatooyinka badeecadaha tayadoodu liidato iyo sida wax looga qaban karo”

20/12/2025

“Maxaa uga qorshaysan golaha baarlamaanka inay ku adkeeyaan soo gadashada mashiinkii quality control-ka ee wasaarada ganacsiga si loo hubiyo tayada alaabta soo galaysa wadanka..?” Yasir abdilahi

Dood wadaag: Kulanka labada ee ciwaankiisu ahaa “Dhibaatooyinka badeecadaha tayadoodu liidato iyo sida wax looga qaban karo”

18/12/2025

Dood wadaag: Kulanka labada ee ciwaankiisu ahaa “Dhibaatooyinka badeecadaha tayadoodu liidato iyo sida wax looga qaban karo”

18/12/2025

Dawooyinka dhacay in la iibiyo oo bulshada loo qariyo diintu maxay ka qabtaa? Waxaa si faahfaahsan u sharraxaya Shiikh Abduqadir Jaylani.

Kulanka labada ee ciwaankiisu ahaa “Dhibaatooyinka badeecadaha tayadoodu liidato iyo sida wax looga qaban karo”

📍 KULANKA 2AAD | SAVE YOUR DAUGHTER INITIATIVE -SYDICaawa waxaa noo qabsoomay Kulankii Labaad ee dood-wadaaga taxanaha a...
17/12/2025

📍 KULANKA 2AAD | SAVE YOUR DAUGHTER INITIATIVE -SYDI

Caawa waxaa noo qabsoomay Kulankii Labaad ee dood-wadaaga taxanaha ah, kaas oo cinwaankiisu ahaa: “Dhibaatooyinka Badeecadaha Tayadoodu Liidato iyo Sida Wax Looga Qaban Karo”- Product Quality and Legal Responsibility: Need for Action

Kulankan ayaa si qoto dheer diiradda u saaray: Doorka Dowladda ee ilaalinta badqabka bulshada iyo xoojinta la xisaabtanka, Saameynta caafimaad ee badeecadaha tayadoodu liidato, gaar ahaan kuwa si toos ah u taabanaya haweenka iyo gabdhaha iyo Baahida loo qabo dhismaha hay’ad Quality Control oo madax-bannaan leh sharciyo adag, awood fulineed iyo kormeer joogto ah

Dooddu waxay taabanaysa muhiimadda ay leedahay in la helo nidaam sharciyeed oo wax-ku-ool ah, wacyigelin bulsho oo joogto ah iyo iskaashi u dhexeeya dowladda, khubarada caafimaadka iyo bulshada rayidka ah si loo xakameeyo badeecadaha khatarta ku ah nolosha iyo caafimaadka dadweynaha.

Waxaan u mahadcelinaysaa martidii, khubaradii iyo bahda Gole TV ee ka qayb qaatay dooddan wax-ku-oolka ah, una heelan sii wadidda u doodista iyo badbaadada bulshada

Mar dhow waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Dood-wadaag muhiim ah oo lagu lafagurayo dhibaatoyinka badeecadaha tayadoodu li...
17/12/2025

Mar dhow waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Dood-wadaag muhiim ah oo lagu lafagurayo dhibaatoyinka badeecadaha tayadoodu liidato iyo sida wax looga qaban karo iyada oo la eegayo mas’uuliyadda sharciyeed iyo doorka ay ku leeyihiin badbaadinta nolosha iyo caafimaadka bulshada.

📢 Kulanka 2aad | SYDIDhibaatooyinka Badeecadaha Tayadoodu Liidato iyo sida wax looga qaban karo. “Product Quality and Le...
14/12/2025

📢 Kulanka 2aad | SYDI

Dhibaatooyinka Badeecadaha Tayadoodu Liidato iyo sida wax looga qaban karo. “Product Quality and Legal Responsibility: Need for Action”.

Ku biir dood-wadaagga si xal loogu helo dawooyinka dhacay.
🗓 17 December 2025
⏰ 6:00 PM
📍 Gole TV

Somali | English:Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ku dhawaaqno furitaanka rasmiga ah ee Meertada Website: 👉 Saveydi...
12/12/2025

Somali | English:
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ku dhawaaqno furitaanka rasmiga ah ee Meertada Website: 👉 Saveydi.org

Meertadaani waxaa idin kula wadaagayna shaqooyinka ku aaddan ilaalinta, awood-siinta iyo kor u qaadista haweenka iyo caruurta. Waxa uu noqon doonaa madal muujinno codadka bulshada ku dhiirrigelinno ficil wadajir ah oo horseeda isbeddel bulsho oo waara.

We are proud to announce the official launch of our website: 👉 Saveydi.org
This marks an important milestone in our mission to protect, empower, and uplift girls and young women. The website will serve as a platform to share our work, amplify voices, build partnerships, and mobilize collective action for positive social change.
🔗 Visit us today and be part of the movement.

Address

Puntland
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Save Your Daughter Initiative - SYDI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share