11/11/2025
Al-Ihsan Welfare Foundation Waxay si fir fircoon uga qayb qaadanausaa la taaclidda abaaraha ka jira gudaha dalka,iyada oo diirada saaraysa gar gaar deg deg ah,biyo dhaamin,raashin qeybin, iyo taageerida qoysaska nugul.
Ujeedadu waa in la yareeyo saamaynta abaartu ku yeelatay bulshooyinka ay sida xun u taabatay,iyadoo la adeegsanayo wada-shaqayn lala yeesho hay'adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga .