Arlo Artspace

Arlo Artspace Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arlo Artspace, Community Center, Garowe.

Ciid Mubaarak dhamaan bulshadayada hal-abuurka iyo farshaxanleyda ah.
19/03/2026

Ciid Mubaarak dhamaan bulshadayada hal-abuurka iyo farshaxanleyda ah.

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka – 8-da Maarso.Arlo Artspace waxay hambalyo u diraysaa dhammaan hawee...
08/03/2026

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka – 8-da Maarso.

Arlo Artspace waxay hambalyo u diraysaa dhammaan haweenka, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed oo ah lafdhabarta iyo halbowlaha bulshada. Adkaysigooda, kartidooda iyo kaalintooda dhismaha qoyska iyo horumarka bulshada ayaa mudan qadarin iyo maamuus.

Hambalyo haweenka maanta iyo maalin kasta.

Soonqaad wanaagsan,Waxaan farxadda bisha barakaysan la qaybsanaynaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed & bahdeena Fanka, waxaa...
17/02/2026

Soonqaad wanaagsan,

Waxaan farxadda bisha barakaysan la qaybsanaynaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed & bahdeena Fanka, waxaan eebbe idinka rajaynaynaa in bishaan khayrkeeda ina wada siiyo.

Arlo 2025 - Waxqabadkii 5 ta bilood.
03/01/2026

Arlo 2025 - Waxqabadkii 5 ta bilood.

03/01/2026

2025, Arlo waxa ay isu keentay hal-abuurayaal badan. Waxa aan aragnay waxa suurtagal noqon kara marka aan wadaagno fikradaheenna iyo waayo-aragnimadeenna iyo sida aan saamayn u samayn karno. Waxa aan wax ka barannay midba midka kale, waxa ayna ahayd 5 bilood oo aad u qurux badan.

2026, waxa aan rajaynaynaa waayo-aragnimo ka sii wanaagsan iyo shaqo ka sii xooggan.

Sawirada kulankii artist yaasha ee Muqdisho iyo Garowe ka dhacay 25 September 2025.Arlo Art Space waxa ay u mahadcelinay...
28/10/2025

Sawirada kulankii artist yaasha ee Muqdisho iyo Garowe ka dhacay 25 September 2025.

Arlo Art Space waxa ay u mahadcelinaysaa labada Cafe Beydan Muqdisho iyo Jefel Garowe oo fududeeyay in barnaamijyadaan quruxda badan uu goobtooda ka dhaco oo ay suurtogaliyeen in ay kulmaan dhalinyarada hal-abuurka leh waqti qurxoon oo faa’iido lehna wada qaataan.

27/10/2025

Maalintii Sabtida 25 October 2025, Arlo Art Space waxay ku qabatay labo kulan oo ay isugu yimaadeen dhalinayarada hal-abuur ka leh magaalooyinka Muqdisho iyo Garowe, iyada oo lagu xusayay Maalinta Hal-abuurayaasha Adduunka (World Artist Day).

Kulamada oo lagu magacaabay Arlo Creative Meet-up: Artist Talk & Tea Session, waxay ahaayeen goob ay isugu yimaadeen dhalinyaro farshaxamiistayaal ah oo ka kala socday qaybaha filimada, sawir qaadista, iyo sawir gacmeedka.

Waxa ay shaah iyo sheeko ku wadaageen waayo-aragnimadooda, hal-abuurkooda, iyo fikirradahooga ayaga oo sidoo kale wax wada sawiray, jawi qurux badanna qaatay.

🎥By Abdikariin Mohamed Hayir

Arlo Creative Meet-up: Filmmakers/Painters Edition saeed Faisal      ndr       artswill share their work, talk about the...
25/10/2025

Arlo Creative Meet-up: Filmmakers/Painters Edition


saeed Faisal





ndr





arts

will share their work, talk about their process, and what they’re exploring creatively.
A relaxed space to ask questions, connect, and dive into visual storytelling.

📍 , Mogadishu Mall

Arlo Creative Meet-up: filmmakers edition Dayax Axmed   will share their work, talk about their process, and what they'r...
24/10/2025

Arlo Creative Meet-up: filmmakers edition






Dayax Axmed





will share their work, talk about their process, and what they're exploring creatively.
A relaxed space to ask questions, connect, and dive into visual storytelling.

@📍beydancoffee, Mogadishu Mall

Arlo Creative Meet-up Sawirqaadayaasha iyo Muuqaal sameeyayaasha (Photo-Videographers) ka qeybta ka ah kulanka hal-abuur...
23/10/2025

Arlo Creative Meet-up

Sawirqaadayaasha iyo Muuqaal sameeyayaasha (Photo-Videographers) ka qeybta ka ah kulanka hal-abuurayaasha ee ka dhacaya Muqdisho . Jawi wada sheekaysi oo ay na gu la wadaagi doonaan wax qabadkooda, waxa dhiirri-galiya iyo shaqooyinka ay hadda gacanta ku hayaan.

Ismahan Khaliil
Mirna Hersi
Ramla Guudcadde
Mahad Said
Fardosa Hussein
Mohamed Gelle
Ali Young

Arlo Creative Meet-up Farshaxamiistayaasha (Painters) ka qeybta ka ah kulanka hal-abuurayaasha ee ka dhacaya Muqdisho . ...
22/10/2025

Arlo Creative Meet-up

Farshaxamiistayaasha (Painters) ka qeybta ka ah kulanka hal-abuurayaasha ee ka dhacaya Muqdisho . Jawi wada sheekaysi oo ay na gu la wadaagi doonaan wax qabadkooda, waxa dhiirri-galiya iyo shaqooyinka ay hadda gacanta ku hayaan.

Fatima Aweys
Maslah Arts
Sana Ashraf

Arlo Art Space waxa ay magaalooyinka Muqdisho iyo Garowe ku qabanaysaa labo kulan oo isku xilli dhacaya,oo loogu talo ga...
21/10/2025

Arlo Art Space waxa ay magaalooyinka Muqdisho iyo Garowe ku qabanaysaa labo kulan oo isku xilli dhacaya,oo loogu talo galay in ay dhalinyarada hal-abuurka leh ku kulmaan.

Galab qurux badan, oo aqoon is waydaarsi, khibrad is dhaafsi iyo wada sheekaysi leh ayaan ku casuumaynaa dhalinyarada hal-abuurka leh ee ku sugan magaalooyinka Muqdisho iyo Garowe.

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arlo Artspace posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share