DAMAL MEDIA

DAMAL MEDIA Damal Media Corporation (DMC) is a dynamic media company founded in 2023, Headquartered in Garowe,

Premier media and communications powerhouse in Somalia and the Horn of Africa, recognized for
quality, innovation, and social impact

DEG DEG:MW Deni oo u hanjabay burcad-badeeda"Nimanka aan rabno inaan hada la dagaalno waa Burcad-badeeda, dagaalka u hor...
22/08/2026

DEG DEG:MW Deni oo u hanjabay burcad-badeeda

"Nimanka aan rabno inaan hada la dagaalno waa Burcad-badeeda, dagaalka u horeeyana iyagaa ayaa ku qaadaynaa"

Laftagareen oo digniin kaso saaray Aden Madoobe oo qorshaynaya bixinta dhulka danta guud ee Baydhabo "Waxaan shacabka u ...
22/08/2026

Laftagareen oo digniin kaso saaray Aden Madoobe oo qorshaynaya bixinta dhulka danta guud ee Baydhabo

"Waxaan shacabka u sheegayaa in cid kasta oo ku lug yeelata, iyadoo og in dhul si sharci-darro ah loo boobay, ama dhul kasta oo danta guud ah oo lagu helo in si sharci-darro ah loo iibiyey, loo wareejiyey, loo bixiyey ama lala wareegay, aan la aqbali doonin, waxaana laga qaadi doonaa tallaabo waafaqsan sharciga."

22/08/2026

"Dadka Reer Sool Waxay ka nasteen Xabadii inta Cirro Madaxwayne Noqday"Fahiimo Quuje

22/08/2026

"Somali waligeed bay is dili jirtay, waa in Somaliland tagtaa Xududka Yoocada"Fahimo Quuje oo dagaal kale soo wada

22/08/2026

DEG DEG: Cirro oo manar ku bixiyay in Firdhiye siidaayo Maxaabiista Sool ku xiran

22/08/2026

DEG DEG:" Laascanood arinteda Nabad baan ku dhameynayna,"Cirro

Fahiimo Quuje oo dhawaan ka goosatay Maamulka Waqooyi Bari ayaa shir la yeelatay madaxwayne Cirro.Fahiimo ayaa ka codsar...
22/08/2026

Fahiimo Quuje oo dhawaan ka goosatay Maamulka Waqooyi Bari ayaa shir la yeelatay madaxwayne Cirro.

Fahiimo ayaa ka codsaray Cirro Sidi Somaliland u dar dar galin lahayd dib u socelinta magaalada Laasacaanood.

22/08/2026

"Waqooyi Bar Waxaa lo sameeyay hubaa iyo iska hadal"Camey oo weerar afka ku qaaday Maamulka Firdhiye

22/08/2026

"Puntland &Galmudug maalin dhaweed wax daran ayaa lala maaganaa""MW Deni

22/08/2026

Dir iyo Khiaal ku dagaalamaya Gaalkcyo

Address

Hantiwadaag
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAMAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share