Somali Youth Initiatives For Climate Change

Somali Youth Initiatives For Climate Change is dedicated to Empowering young people in Somalia through climate action and community development.

Youth Advocy workshop
12/05/2025

Youth Advocy workshop

12/05/2025

Waxbaro ,Waxna Beero

  Hawl wadeenada Ururka Somali Youth Initiatives For Climate Change waxay ugu bishaaraynayaan bulshada Somaliyeed bilash...
28/02/2025

Hawl wadeenada Ururka Somali Youth Initiatives For Climate Change waxay ugu bishaaraynayaan bulshada Somaliyeed bilashada bisha barakysan ee Ramadan.

Ramadan Karim

Ururka Hindisayaasha Dhalinyarada Somaliyeed iyo Awood Siinta bulshadu Wuxuu Dhawaan Qaban Doona Tababar la Xiriira Saam...
03/02/2025

Ururka Hindisayaasha Dhalinyarada Somaliyeed iyo Awood Siinta bulshadu Wuxuu Dhawaan Qaban Doona Tababar la Xiriira Saamaynta ay isbadalka Cimiladu Ku yeelatay Dalka Somalia ,Sidii loola qabatimi lahaa Iyo Sida looga Hortagi lahaa.Sidoo kale dhaqaalaha Ku baxa Isbadalka Cimilada iyo Sida loo qaybsado ayaa lagu qaadan doona Tababarkan

Tababarka wuxuu dhacayaa 15/02/2025 ,Wuxuuna socon doona Hal Cisho oo qura ,Kafaa iidayso oo Iska Diiwaan geli linkiga Hoose

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSd1AC3OCJuI75xw5tki9JMmLDQHRlh1MtvX-BYRSAuMLCQr5g/viewform?usp=preview

Gudoomiyaha Ururka halabuurka dhalinyarada Somaliyeed ee Isbidalka Cimilada iyo awood siinta bulshada Osman Abdikadir iy...
28/12/2024

Gudoomiyaha Ururka halabuurka dhalinyarada Somaliyeed ee Isbidalka Cimilada iyo awood siinta bulshada Osman Abdikadir iyo Xogahayaha ururka Abdiwali Abdirahman ayaa ka qayb galay kulan ka qabsoomay xaafada Hodon ee magaalada Garowe ,Ujeedadiisuna Ahayd caawinta dadka danyarta iyo ka shaqaynta bilicda xaafadda

Gudoomiyaha Ururka halabuurka dhalinyarada Somaliyeed ,Isbidalka Cimilada iyo awood siinta Bulshada,Somali Youth Initiat...
05/12/2024

Gudoomiyaha Ururka halabuurka dhalinyarada Somaliyeed ,Isbidalka Cimilada iyo awood siinta Bulshada,Somali Youth Initiatives For Climate Change and Community Empowerment (SYI-CACE) ayaa ka qayb galay Tababar Soconayey 3 maalmood oo looga hadleyey doorka ay dhalinyarada ka qaadan karto Isbadalka Cimilada iyo sida loogu qareemi lahaa bulshada ay saamaysay isbadalka Cimiladu

03/12/2024

Ururka Hal-abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Isbeddelka Cimilada iyo Awood-siinta Bulshada ,Somali Youth Initiatives For Climate Change and Community Empowerment (SYI-CACE) ,oo fadhiigiisu yahay Puntland, waxa uu xooga saarayaa la dagaalanka isbadalka Cimilada ,kor u qaadida wacyiga Dhalinyarada ee la xiriira isbadalka Cimilada,iyo ilaalinta deegaanka

Address

Guureeye
Garowe

Opening Hours

09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Initiatives For Climate Change posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share