08/06/2026
SIIDO Organization waxay si mug leh uga qaybqaadatay xuska Maalinta Deegaanka Adduunka oo ay hormuud ka ahayd Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland, kana soo qaybgaleen wasaarado, hayโado, ururrada bulshada iyo jaamacado. Ka qaybgalka SIIDO wuxuu muujinayaa sida ay uga goโan tahay ilaalinta deegaanka iyo kor u qaadidda wacyigelinta bulshada si loo gaaro โDeegaan Dhowrsan, Cimilo Hagaagsan iyo Mustaqbal Cagaaran.โ ๐ฑ๐