Golaha Baarlamanka-PSUSDA

Golaha Baarlamanka-PSUSDA Golaha Sharci Dejinta PSUSDA

Jicme wanaagsan
14/02/2025

Jicme wanaagsan

Gadoonka Uururka Ardayda ayaa hor geeyay Golaha Baarlamanka-PSUSDA   ansixinta cusboonaysiinta iyo soo kordhinta qodobad...
07/11/2024

Gadoonka Uururka Ardayda ayaa hor geeyay Golaha Baarlamanka-PSUSDA ansixinta cusboonaysiinta iyo soo kordhinta qodobadaan hoos ku xusan oo uu arkay inay muhiin tahay in dib loogu noqdo.

1. Cusboonaysiinta xeerka golaha dhexe (Baarlamaanka) ee Ururka Ardayda.
2. Dib u eegista tirada, awoodaha iyo xuquuqda golalaha fulinta Ururka Ardayda
3.Muddo xileedka golaha fulinta haddii ay baaqato doorashada Ururka Ardayda
4.Xeer hoosaadka doorashooyinka Kulliyadaha Ardayda
5. Kala saraynta iyo wadashaqaynta qaybaha kala duwan ee Ururka Ardayda.

23/10/2024

GOLAHA SHARCI DEJINTA PSUSDA AYAA YEESHAY KAL-FADHI CAADI AH OO LAGU MEEL MARIYAY WAX KA BEDDELKA SUMMADDA IYO MAGACA URURKA ARDAYDA.

Golaha Fulinta Ururka Ardayda ayaa Golaha Sharci Dejinta Ururka Ardayda horgeeyay wax ka badalka sumadda iyo magaca Ururka Ardayda, Golaha Sharci Dejinta ayaa ku ansixiayay cod aqlabiyad leh soo jeedinta Gaddoonka Ururka Ardayda.

Shirka oo uu gadoominayay Gadoomiyaha Golaha Sharci Dejinta Mudane Cabdiraxmaan Saciid Faarah iyo Guddoomiye ku xigeenka Marwo Faa’iso Jaamac Maxamuud ayaa sidoo kale Xukuumadda Ardayda u qabtay muddo kooban inay ku dhaqan galiyaan go'aanka Golaha Sharci Dejinta.

Address

Garowe, Puntland
Garowe
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Baarlamanka-PSUSDA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share