Hon Abdirahman Ali Salah

Hon Abdirahman Ali Salah Waa Page kayga shakhsiyaded Ee Abdirahman Ali salah
Dhiirigaliye Bulsho

Fadlan ku xidhnow kuna soo biir

Han u yeel iyo yool Naftaada
jecloow oo ku kalsoonow Naftada
Feker saxan iyo hididilo Yeelo
wadada saxda ahna Raac
ha Yasin ha is oran waxba ma Qabsan kartid Wax walba oo adag waa La Jabiyaa isku Day Hadad ku guul daraysato mar laabad isku Day Aakhirka waad Jabin doonta Dhagaxuba waa adag yahay Hadii loo baahdana Waa La Jabiyaa


fadlan Like saar Page ka Kuna soo biir

Calanka Jamahuuriyada Barakaysan Ee f Somaliland  magacee ayaad U taqaana Halka Kan soomaliya La dhaho Cawaale Nala wada...
07/11/2020

Calanka Jamahuuriyada Barakaysan Ee f Somaliland magacee ayaad U taqaana
Halka Kan soomaliya La dhaho Cawaale

Nala wadaag Calanka Somaliland Magaciisa

BULSHO YAHAY MA NABAD BAA✋
21/10/2020

BULSHO YAHAY MA NABAD BAA✋

Waa Page kayga shakhsiyaded Ee Abdirahman Ali salah
Dhiirigaliye Bulsho

Fadlan ku xidhnow kuna soo biir

Jumca wanaagsan Dhamaan Umada soomliyeedIllahy Acmaasha Wanaagsan Haynaga wada aqbalo Inaad Love saarta Lacag Maha Fadla...
18/09/2020

Jumca wanaagsan Dhamaan Umada soomliyeed
Illahy Acmaasha Wanaagsan Haynaga wada aqbalo

Inaad Love saarta Lacag Maha
Fadlan Like Sar Page ka

TVga CGTN oo Laga Leeyahay Dalka China ayaa Maah-maahyada soomalida soo qaadanayaBal noo micnay Maxaad ka Fahantay
13/09/2020

TVga CGTN oo Laga Leeyahay Dalka China ayaa Maah-maahyada soomalida soo qaadanaya

Bal noo micnay Maxaad ka Fahantay

26/08/2020

Shakhsi illahy Hibo U siiyay Hadal soo Jeedin Balaaqo Dhiiri galiye bulsho ,Abwaan Ka Hadla Xaqiiqda markas jirta ,Hal abuur ,Xikmadle

Xassan dhuxul laabsaax

Ma Jirto Hanti Kaa maqan Hadad aqoon Leedahay Lkn jaahilku waa saboob si kasta uu lacag u haysto Hadaba Ha Rajo dhigin S...
26/08/2020

Ma Jirto Hanti Kaa maqan Hadad aqoon Leedahay
Lkn jaahilku waa saboob si kasta uu lacag u haysto

Hadaba Ha Rajo dhigin Si Aad Hadafkaga u gaadho
Dedaala waa gaara Xaaji cabaas

Wax barta aan barwaaqo Gaadhne

Hadaad akhrisay Qoraalkan Fadlan Haka tagin Inaad Shere gareyso

Hasuusnow Xaalad Kasta aad ku jirto Xuska Alle Iyo Saliga nabiga SCW

Happey New Islamic year 1442Love Coment Dhac kusii waa wllkin Kuna soo biir Bogayga
20/08/2020

Happey New Islamic year 1442

Love Coment Dhac kusii waa wllkin
Kuna soo biir Bogayga

13/08/2020
  Dalka
21/07/2020

Dalka

Address

Barxada Garowe
Garowe

Telephone

+252907521224

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Abdirahman Ali Salah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hon Abdirahman Ali Salah:

Share