Dalladda Dhalinyarada Puntland PYAN Umbrella

Dalladda Dhalinyarada Puntland PYAN Umbrella Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalladda Dhalinyarada Puntland PYAN Umbrella, Youth Organization, Golis Street, Garowe.

PYAN is an independent youth-oriented network, a voluntary membership-based that is exclusively devoted for the interest of the member umbrellas/networks and the lobbying and advocating for the membered youth networks in Puntland state of Somalia.

19/03/2026
Xuska Maalinka Calamiga Ee Hawenka Aduunka 8 march , Ay so Agasintay Wasarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dowlada puntla...
09/03/2026

Xuska Maalinka Calamiga Ee Hawenka Aduunka 8 march , Ay so Agasintay Wasarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dowlada puntland aya Manta lagu xusay Magalda Garowe.

Halkas oo ay uga Qayb-gashay Gudomiyaha Dhalinayrad Puntland “Ruun cabdi kamas” Hamplyo iyo Boogadin u dirtay dhaman Hawenka Somaliyed
Khasatan hawenka Puntland.

02/03/2026

Mohamed Abshir Yusuf

Hormuudka kuliyada khayraadka Dabiciga ahna Mamulka Degaanka Jamacada Citycot.

Isabadal-kan Socda Ma aqbalayo inay Noloshu k**i Socoto sidi Hore…..

28/02/2026

Gudomiyaha dhalinyarada G/Bari Isxaaq Dalboon

Dadki rer Miyiga aha aya Noqday xoolo Raacato
Halke ay xoolo Dhaqato Noqon lahayen , caqabad ayay ku tahay naftooda

27/02/2026

Xildhibaan Cartan

Habka Wax Lo Dhaqdo inan wax ka Badalno iyo Xoolaha Lala Gur-gurayo in Lo Xirmeeyo Gobaha Muhiimka

26/02/2026

Ustaad Abdiqadir Haydar.

Marki Abaarta Laga Baxo, Xili Roobadka Hadana Waxa Bilabmaya Colado Amni

25/02/2026

Dooda xalka waara iyo sameynta isbadalka cimilada

PYAN Public Forum oo kashaneysa wasarada degaanka iyo wasarada Gargarka aya Qabatay kulan lagu Gorfeynayay Xalka waara i...
25/02/2026

PYAN Public Forum oo kashaneysa wasarada degaanka iyo wasarada Gargarka aya Qabatay kulan lagu Gorfeynayay Xalka waara iyo isbadalka cimilada Puntland iyado ay kaso qayb galen Aqonyahanka iyo cilmi baarayasha jamacadaha iyo dhalinyarada iyo xildhibano Waxa layska kashanayay sidi xal logu heli laha abaaraha so noq noqda iyo sameynta isbadalka cimilada.
Waxa kulankas furay Gudomiyaha dhalinyarada puntland
serious

Cawa iyo Dood dhalinyarada Puntland Ee ku saabsan Xalka Waara ee Abaaraha Soo Noqnoqda iyo Isbeddelka Cimilada ee Puntla...
21/02/2026

Cawa iyo Dood dhalinyarada Puntland Ee ku saabsan Xalka Waara ee Abaaraha Soo Noqnoqda iyo Isbeddelka Cimilada ee Puntland”

Location: Bella Plaza-Bosaso
Time : 8:30 pm
for change

Waxanu si isku tashi Xirfaded ah kuso saarnay 25 Gabdhood oo Bartay xirfada Cilaanka iyo makeup Kas oo nogu so xirmay De...
17/02/2026

Waxanu si isku tashi Xirfaded ah kuso saarnay 25 Gabdhood oo Bartay xirfada Cilaanka iyo makeup
Kas oo nogu so xirmay Degmada carmo 3 bilood kadib.

Dalladda Dhalinyarada Puntland PYAN Umbrella
Dhul wa Dhalinyaro .

Garowe: Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo ay ku jirto Dallada Dhalinyarada puntland (PYAN) ayaa kulan miro-dhal ah la q...
21/01/2026

Garowe: Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo ay ku jirto Dallada Dhalinyarada puntland (PYAN) ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya, Steen Andersen iyo wafdigiisa, iyadoo kulankaasna looga wada hadlay doorka sii kordhaya ee ururada bulshada rayidka ah (CSOs) iyo sidii loo xoojin lahaa taageerada Denmark ee geedi-socodka dimuqraadiyadda iyo horumarinta fagaarayaasha xorta ah."

Dalladda Dhalinyarasa Puntland (PYAN) waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan b...
22/10/2025

Dalladda Dhalinyarasa Puntland (PYAN) waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan bulshada rer puntland ee uu ka baxay AUN. Cali Faarah Cali, Agaasimihii Hay’adda PDRC.

Alle ha u naxariisto, Janadii Fardowsa ha ka waraabiyo, ehelka iyo dhammaan bulshada haka siiyo samir iyo iimaan. 🤲

Address

Golis Street
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252906641403

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalladda Dhalinyarada Puntland PYAN Umbrella posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dalladda Dhalinyarada Puntland PYAN Umbrella:

Share