Beerta Xorriyadda

Beerta Xorriyadda Environmental conservation Organisation

Kaalay Nala Qaxwee.
08/12/2023

Kaalay Nala Qaxwee.

Kaalay Nagula qaxwee Beerta Xorriyadda  .
07/11/2023

Kaalay Nagula qaxwee Beerta Xorriyadda .

29/10/2023

Jawi degan kaalay nagula cawee.

Garowe- Puntland Somalia.

27/10/2023
Waxaa  sii kordhaya xamaasadda baratanka loogu jiro hanashada tartanka Koobka Gobolada Puntland, Hadaba  Saadaali oo ku ...
09/09/2023

Waxaa sii kordhaya xamaasadda baratanka loogu jiro hanashada tartanka Koobka Gobolada Puntland, Hadaba Saadaali oo ku guulayso *Pizza Large* ciyaarta galabta u dhaxeysa Labada Gobol ee kala ah
MUDUG vs NUGAAL.

𝗙𝗜𝗜𝗥𝗢 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗛: Saadaashaadu waa in ay ahaato mid natiijo sheegeysa sida tirada goolasha ay ciyaarta ku dhamaaneyso.
Hadaba saadaalinta waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 iyo 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚
2. 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞-𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲.
3.Saadaasha Comment ahaan u qor.
4.Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.

29/08/2023

Kusoo dhawaaada Beerta Xorriyadda .

Kusoo dhawaada xarunta cusub ee Beerta Xorriyadda , waxaannu idiin diyaariney adeeg tayo leh iyo madal bilic leh.
27/08/2023

Kusoo dhawaada xarunta cusub ee Beerta Xorriyadda , waxaannu idiin diyaariney adeeg tayo leh iyo madal bilic leh.

Address

Garowe
252

Telephone

+252907949645

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beerta Xorriyadda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share