23/09/2026
Maamulka Hay'adda Talobeeg Foundation waxay bogaadin iyo Dhiirigelin u dirayaan Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubbadda Cagta ee Talobeeg, oo maanta soo bandhigay ciyaar aad u sarreysa oo heer sare ah.
Waxaan idinku ammaanaynaa dadaalka, asluubta, iyo ciyaar-wanaagga aad garoonka ka muujiseen. Waxaan la garab taagannahay Kooxda taageero buuxda iyo dhiirigelin tallaabo kasta oo aad qaaddaan.
Guul iyo Horumarka Baan Idiin Rajaynaynaa.