Gurmadka Abaaraha Puntland

Gurmadka Abaaraha Puntland "Ku deeq wax kasta oo aad awooddo – naf ayaa lagu badbaadin karaa."

Gudigga Gurmadka Abaaraha Dawlada Puntland oo Deeq Raashin ah gaarsiiyay Danyarta abaaruhu saameeyeen ee Magaalada Af-ur...
06/04/2026

Gudigga Gurmadka Abaaraha Dawlada Puntland oo Deeq Raashin ah gaarsiiyay Danyarta abaaruhu saameeyeen ee Magaalada Af-urur Gobolka Haylaan .

Deeqdaas oo ahayd Bur, Bariis , Sonkor , Saliid iyo Timir , ayaa ahayd Biyihii Wajiga 3aad ee Degmada Ceelaayo oo Raashin loo bedelay .
Raashinkaan oo tira ahaan ahaa 60 qoys ayaa qoyskiiba helay 5 shay oo Raashin ah .

30/03/2026

Gobollada Sanaag iyo Haylaan, oo inta badan Guddiga Abaaraha Puntland ay ka qeybiyeen deeqdii Raashinka aheyd ee Imaaraadku ugu deeqay dadka Abaartu saameysay.

Degmada Buraan ee Gobolka Haylaan, waxaa  Guddiga gurmadka Abaaraha ee Puntland uu gaarsiyey deeq Raashin ah oo ay Dowla...
29/03/2026

Degmada Buraan ee Gobolka Haylaan, waxaa Guddiga gurmadka Abaaraha ee Puntland uu gaarsiyey deeq Raashin ah oo ay Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland.

Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland .

- DHAMMAAD-

Gobolka Sanaag: 28 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa Kawada Gobolka Sanaag, qeybinta Deeq Raashin ah ...
29/03/2026

Gobolka Sanaag: 28 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa Kawada Gobolka Sanaag, qeybinta Deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku
ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland, deeqda ayaa maanta la gaarsiiyey deegaannada hoos yimaada degmooyinka Ceergaabo, Ceel-buh iyo
Xingalool.
Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu
deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland

Badhan : Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa  degmada Badhan  ee Gobolka Sanaag ka qeybiyay Deeq Raashin ah oo Dowl...
29/03/2026

Badhan : Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ka qeybiyay Deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland.

Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland .

Gobolka Karkaar : 28 March 2026: Guddigagurmadka Abaaraha Puntland, ayaa Gobolka Karkaar ka billaabay qeybinta deeq Raas...
28/03/2026

Gobolka Karkaar : 28 March 2026: Guddiga
gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa Gobolka Karkaar ka billaabay qeybinta deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland, deeqda ayaa maanta la gaarsiiyey degmooyinka Qardho, Waaciye iyo Shaxda ee Gobolka Karkaar.
Masuuliyiinta iyo Bulshada degmooyinka Gobolka Karkaar, ayaa u mahadceliyay Dowladda Imaaraadka ee ku deeqday Raashinkan iyo Dowladda Puntland oo suuragelisay in dadkan loo soo gurmado.
Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu
deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland .

Gobolka Bari : 26 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, oo maalintii Labaad ka wada  Gobolka Bari  qeybinta de...
27/03/2026

Gobolka Bari : 26 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, oo maalintii Labaad ka wada Gobolka Bari qeybinta deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland, ayaa deeqdii gaarsiiyey deegaannada hoos taga degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari.

Masuuliyiinta iyo Bulshada degmooyinka Gobolka Bari, ayaa u mahadceliyay Dowladda Imaaraadka ee ku deeqday Raashinkan iyo Dowladda Puntland oo suuragelisay in dadkan loo soo gurmado.

Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland .

-DHAMMAAD-

Gobolka Haylaan : 26 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa Gobolka Haylaan ka billaabay qeybinta deeq Raa...
27/03/2026

Gobolka Haylaan : 26 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa Gobolka Haylaan ka billaabay qeybinta deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland, deeqda ayaa maanta la gaarsiiyey degmooyinka Dhahar iyo Baraagaha-Qol ee Gobolka Haylaan.

Masuuliyiinta iyo Bulshada degmooyinka Gobolka Haylaan, ayaa u mahadceliyay Dowladda Imaaraadka ee ku deeqday Raashinkan iyo Dowladda Puntland oo suuragelisay in dadkan loo soo gurmado.

Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland .

-DHAMMAAD-

26/03/2026

MUDUG : Mudug oo laga billaabay qeybinta deeqdii raashinka aheyd ee Imaaraadku ugu deeqay dadka Abaartu saameysay ee Puntland, waxaana qeybinaysa Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland.

Waxaa Raashin qeybinta Gobolka Mudug maanta lagu billaabay degmooyinka Gaalkacyo, Xarfo iyo Buursaalax.

Gobolka Mudug : 26 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa ka billaabay Gobolka Mudug qeybinta deeq Raashin...
26/03/2026

Gobolka Mudug : 26 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa ka billaabay Gobolka Mudug qeybinta deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland, deeqda waxaa maanta la gaarsiiyey degmooyinka Gaalkacyo, Buursaalax iyo Xarfo.

Masuuliyiinta iyo Bulshada degmooyinka Gobolka Mudug, ayaa u mahadceliyay Dowladda Imaaraadka ee ku deeqday Raashinkan iyo Dowladda Puntland oo suuragelisay in dadkan loo soo gurmado.

Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland .

-DHAMMAAD-

Gobolka Bari : 25 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeqda...
25/03/2026

Gobolka Bari : 25 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland, gaarsiiyey maanta deegannada hoos yimaada degmooyinka Ufeyn iyo Isku-shuban ee Gobolka Bari.

Masuuliyiinta iyo Bulshada degmooyinka Gobolka Bari, ayaa u mahadceliyay Dowladda Imaaraadka ee ku deeqday Raashinkan iyo Dowladda Puntland oo suuragelisay in dadkan loo soo gurmado.

Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland .

-DHAMMAAD-

Gobolka Nugaal : 25 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeq...
25/03/2026

Gobolka Nugaal : 25 March 2026: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa deeq Raashin ah oo Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameysay ee Puntland, gaarsiiyey maanta deegannada hoos yimaada degmooyinka Garoowe, Dangoroyo , Buurtinle , Eyl iyo Godob-jiiraan.

Masuuliyiinta iyo Bulshada degmooyinka Gobolka Nugaal, ayaa u mahadceliyay Dowladda Imaaraadka ee ku deeqday Raashinkan iyo Dowladda Puntland oo suuragelisay in dadkan loo soo gurmado.

Qeybinta Raashinka Dowladda Imaaraadku ugu deeqday dadka Abaartu saameeysay, ayaa ka socota dhammaan Gobollada Puntland .

-DHAMMAAD-

Address

Garowe
00252907515330

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmadka Abaaraha Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share