CES Somalia

CES Somalia Centre for Social Development (CES) is an independent Somali think tank on social, peace and governance| Analysis| Development

10/03/2026
10/03/2026

Yaa ugu deeqsisanaa oo u gurmaday dadka nugul ee abaaraysan ee Puntland?

10/03/2026

Aqoonyahan Mohamed Abdullahi Hussein (Shoortaaye) oo ka hadlaya Xarunta CES, ayaa talo u soo jeediyey dowladda, gaar ahaan wasaaradda cadaaladda iyo sidoo kale kor u qaadista ee Puntland.

09/03/2026

Guddoomiyaha Daladda Haweenka ee Midnimo, Marwo Ifrah Abdinour, oo ka hadlaysa CES-Somalia, ayaa soo jeedisay in gurmadka noqdo qorshe dowladeed.

09/03/2026

Wasiirka Cadaaladda Puntland, Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed, oo ka hadlaya Xarunta CES-Somalia ayaa ku booriyey dadka Puntland inay u gurmadaan kuwooda la nugul saameynta . Sidoo kale wuxuu u mahadceliyey shirkadda oo gurmadka ka qaybqaadatay.

08/03/2026

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gargaarka ee Dowladda Puntland, Mudane (Qaloombi) oo ka hadlayaa xarunta CES-Somalia ayaa sharaxaya dadaalka dowladda ee gurmadka .

08/03/2026

Mudane Cali Ilakaboqol, oo ka tirsan ayaa inoo sharaxaya kaalintooda gurmadka iyo qorshe cusub oo ay soo bandhigtay si kor loogu qaado gurmadka abaaraha ee Puntland.

08/03/2026

Agaasimaha Xarunta CES, mudane Roble Dahir oo hadal ka jeediyey kulan ay soo qabanqaabisay xarunta CES oo lagu dhiirigalinayey gurmadka Abaaraha.

fans

Sawirro guud: Xarunta CES oo Garowe ku qabatay kulan afur ah oo ay ku kulmeen madaxda dowladda, hay'adaha iyo ganacsiga ...
07/03/2026

Sawirro guud: Xarunta CES oo Garowe ku qabatay kulan afur ah oo ay ku kulmeen madaxda dowladda, hay'adaha iyo ganacsiga si loo dardargaliyo gurmadka abaaraha Puntland.

Guji lifaaqa hoose (link), waa daraasad kooban oo ay samaysay xarunta CES-Somalia, kuna saabsan maareynta xaaladda kala ...
18/02/2026

Guji lifaaqa hoose (link), waa daraasad kooban oo ay samaysay xarunta CES-Somalia, kuna saabsan maareynta xaaladda kala guurka ah ee Somalia, dariiq nabad ah oo loo dhanyahay. Warbixintu waxay ka jawaabaysaa:
1. Maxaa imaan kara haddii wadahadaladu burburaan?
2. Maxay yihiin caqabadaha haysta inay Dalka ka dhacdo doorasho QC ah?
3. Qaabkee doorasho loo dhanyahay loo qaban karaa 2026? Doorasho ka duwan tii 2022 ee musuqmaasuqa ahayd.
4. Sidee loo dhisi karaa guddi doorasho oo lagu kalsoonaan karo?
5. Xildhibaanada Somaliland sidee loo dooran karaa?

Sidoo kale warbixintu waxay soo jeedinaysaa talooyin.

https://t.co/GajoCEdRfX

13/12/2025

Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda (SPA), Mudane Farhan Isaak, ayaa soojeedin (presentation) ku saabsan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya la wadaagay madal ay ku kulmeel aqoonyahanka Soomaaliyeed oo, ay Xarunta CES-Somalia soo agaasintay.

09/12/2025

Muuqaal guud: Kulanka madaxda Bulshada rayidka ee Soomaaliyeed oo ay dood aqoon iswaydaarsi ah u qabatay Xarunta

Address

Garowe
Garowe

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252907789797

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CES Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to CES Somalia:

Share