12/08/2026
Warbixinta INTERPOL waxay soo bandhigaysaa xog muhiim ah oo ku saabsan xaaladda amniga internetka ee Afrika, waxayna xaqiijinaysaa weerarkii xogta ee nidaamka e-visa-da Soomaaliya. Hase yeeshee, warbixintu ma aysan soo bandhigin xog tirokoob oo kooban oo Soomaaliya si gaar ah u khusaysa marka la barbardhigo dalalka kale, taasoo adkaynaysa in si dhab ah loo qiimeeyo baaxadda iyo heerka khataraha amniga internetka ee dalka. Arrintani waxay cadayn u tahay macluumaadkii ay soo bandhigtay Policy Brief-ka ay SIDRA daabacday, oo muujisay xaaladda amniga internetka ee Soomaaliya, awoodda hayโadaha iyo dhinaca farsamada, xog-yaraanta jirta, fursadaha lagu xoojin karo amniga internetka, iyo talooyin siyaasadeed oo wax-ku-ool ah.
SIDRA Policy Brief-ka halkan ka akhrsio ๐ https://bit.ly/4xZLYm8
๐จ INTERPOL report finds AI linked to more than half of cybercrime in Africa
Cyberattacks are becoming faster, more scalable, and increasingly difficult for victims and platforms to detect, according to INTERPOLโs African Cyberthreat Assessment Report 2026.
The report points to a major shift: cybercrime has evolved into an industrialized, borderless ecosystem.
Key findings include:
๐ต 55% of cybercrimes reported in Africa are AI-enabled.
๐ต Online scams are the most frequently reported form of cybercrime.
๐ต Financial services, telecoms, and government institutions are the hardest hit.
๐ต Cybercrime-related financial losses have more than doubled since 2024, rising to USD 484 million.
๐ต 72% of surveyed countries reported scam centres, with the highest concentration in Southern and West Africa.
๐ต Criminals are bypassing biometric checks by creating AI-generated synthetic identities that combine real personal data with fabricated elements.
๐ Find out more: https://www.interpol.int/News-and-Events/News/2026/INTERPOL-report-finds-AI-linked-to-more-than-half-of-cybercrime-in-Africa