Puntland Nurses Association

Puntland Nurses Association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Nurses Association, Nonprofit Organization, shaariqa Road, Garoowe.

(PNA) is a state professional organization that promotes and protects the union and welfare of nurses in their work settings as well as protects the general public.The main objective of (PNA) is to unite, represent and advocate for all registered nurse.

OUR NURSES.OUR FUTURE. . #12.MAY.2026
11/05/2026

OUR NURSES.OUR FUTURE.
.
#12.MAY.2026

Gudoomiyaha Ururka Kalkaaliyaasha Caafimadka Puntland Mudane Abdullahi Abdi Isse Ayaa qayb Ka Ahaa Bandhiga Buuga  Olol ...
17/07/2023

Gudoomiyaha Ururka Kalkaaliyaasha Caafimadka Puntland Mudane Abdullahi Abdi Isse Ayaa qayb Ka Ahaa Bandhiga Buuga Olol oo ay qortay Drs. Haboon muuuse.

Gudoomiye Ururka Kalkaaliyaasha Caafimadka Puntland Abdullahi Abdi isse Oo Booqasho ku Tagay Xafiiska Agaasimaha Guud ee...
15/07/2023

Gudoomiye Ururka Kalkaaliyaasha Caafimadka Puntland Abdullahi Abdi isse Oo Booqasho ku Tagay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Puntland agaasime axmed Naxar said awnuur.
"Agaasimaha ayaa gudoomiyaha ku qaabilay xafiiska kunabogaa diyay shaqada umada ay uhayaan Balanqaadayna in wasaaradda lashaqayn doonto ururka kalkaaliyaasha caafimadka puntland"

Waa qaybo kamid ah guddigii kalkaaliyaasha caafimaadka oo ka shaqaynaya in ay bulshadu ka qaybqaataan caawinta shacabka ...
09/02/2023

Waa qaybo kamid ah guddigii kalkaaliyaasha caafimaadka oo ka shaqaynaya in ay bulshadu ka qaybqaataan caawinta shacabka walaalahood ah ee reer laascaanood.

DEG DEG Xoghayaha  kalkaaliyaha puntland  waxa uu saka agab caafimaad ku warejiiyeen isbitaalka carafat ee magalada garo...
09/02/2023

DEG DEG Xoghayaha kalkaaliyaha puntland waxa uu saka agab caafimaad ku warejiiyeen isbitaalka carafat ee magalada garowe .
Ururka Kalkaaliyasha puntland markasta waxa uu diyaar u yahy in uu ka qayb qaato gurmadka shacabka reer Sool.

Ururku Kalkaaliyaasha Puntland (PNA), ayaa maanta ka qayb qaatay kulanka guddiga ee gurmadka reer sool.Waxayna isku qayb...
09/02/2023

Ururku Kalkaaliyaasha Puntland (PNA), ayaa maanta ka qayb qaatay kulanka guddiga ee gurmadka reer sool.
Waxayna isku qaybiyeen:
1. Qayb ka shaqaysa isbitaalada iyo
2. Qayb ka shaqaysa keenidda agabka caafimaaka iyo agabka asaasiga ah.

08/02/2023

==== Gurmad =====

Ururka kalkaaliyayasha Puntland aya Shir Degdeg ah iskugu yeeray xirfadlayasha caafimaad ee degmada garoowe jooga.
Hogaanka ururka Kalkaliyaysha aya ku dhiirigeliyay in Xirfadlayashu ukacaan taakulaynta shacabka reer sool iyagoo sameeyay kooxo Kala duwan oo Gurmadka qayb ka qaadanaya.

Sidoo kale ururku Aya horay ugu diray Team caafimaad Degmada Laascano .

==== Gurmad =====Ururka kalkaaliyayasha Puntland aya Shir Degdeg ah iskugu yeeray xirfadlayasha caafimaad ee degmada gar...
08/02/2023

==== Gurmad =====

Ururka kalkaaliyayasha Puntland aya Shir Degdeg ah iskugu yeeray xirfadlayasha caafimaad ee degmada garoowe jooga.
Hogaanka ururka Kalkaliyaysha aya ku dhiirigeliyay in Xirfadlayashu ukacaan taakulaynta shacabka reer sool iyagoo sameeyay kooxo Kala duwan oo Gurmadka qayb ka qaadanaya.

Sidoo kale ururku Aya horay ugu diray Team caafimaad Degmada Laascano .

Gudoomiyeha ururka kalkaaliyaasha caafimadka puntland ayaa kaqayb galay xuska Todobaadka Wacyigalinta Dawooyinka jeer--m...
26/11/2022

Gudoomiyeha ururka kalkaaliyaasha caafimadka puntland ayaa kaqayb galay xuska Todobaadka Wacyigalinta Dawooyinka jeer--misdilaha ee adkaysi Loo yesho.

Gudoomiyaha oo ka hadlaya qaabka looga guul gaari karo caadadan waayadan danbe bulshadu caadaysatay ayaa fariintisa kusoo kobaday labo qodob oo kala ah:-

1. In lahelo sharci kala xakamaynaya bixinta dawada iyo soo iibsa shadeeda.

2. Wacyigalin guud oo isugu jirta :-
A. Wacyigalin ku aadan dawada iyo dhibka bulshada ay kuhayso marka ay gaarto iska caabinta lana siiyo xirfadlaha caafimadka puntland.

B.wacyigalin ku aadan bulshada lana barayo dhibka ayleedahy daawo la iska cuno ,Daawo Lakala gooyo iyo caado dhaqameedkasto oo xun oo daawo laxiriira.

Daawooyin iska caabinta sameeya(drug resistance) waxay noqotay sanadadii danbe dhibaato haysata caafimadka guud ahaaan.

Dunida waxaa lays la waafaqsan yahay hacunin dawada waqtigaadan ubaahnayn si ay wax kuutarto waqtigaad ubaahatid.

Nurses Association

of Puntland Nurses Association.

Maalinimadii Axada Taarikhduna  Ahayd 13.11.2022 ,Ururku Kalkaaliyaasha Caafimadka puntland Ayaa qabtay Toobabar laxirii...
14/11/2022

Maalinimadii Axada Taarikhduna Ahayd 13.11.2022 ,Ururku Kalkaaliyaasha Caafimadka puntland Ayaa qabtay Toobabar laxiriira Maaraynta Xaaladaha Dagdaga ah Soconayayna mudo Halmaalina, Kana qabsoomay Hallka wasaarada Caafimadka.

Toobabarka oo ay kafaa iidaysteen 50qof Oo isugu jiray kuwo barta cilmiga Kalkaaliye iyo kuwo dhameeyay oo kaga shaqaysta xarumaha magaalada garoowe Ayaa lagu gorfeeyay maaraynta xaaladaha dagdaga( emergency cases management) iyo waxyaalaha kaga aadan Kalkaaliyaasha (Role of Puntland nurses).

 :Training for nurses management in the emergency cases. :PUNTLAND NURSES ASSOCIATION.  :13.11.2022 .MAIN HALL
13/11/2022

:Training for nurses management in the emergency cases.
:PUNTLAND NURSES ASSOCIATION.
:13.11.2022
.MAIN HALL

Address

Shaariqa Road
Garoowe

Telephone

+252907996783

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Nurses Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Puntland Nurses Association:

Share