Ahmed Cabdi Zalaam Cardoof

  • Home
  • Ahmed Cabdi Zalaam Cardoof

Ahmed Cabdi Zalaam Cardoof Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Cabdi Zalaam Cardoof, Community Organization, .

Kulanka madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud  iyo Madaxwayne H**e Sheikh SharifMuxuu Uga Samayn Batay Kulamadii MD Farmaajo ...
11/04/2024

Kulanka madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud iyo Madaxwayne H**e Sheikh Sharif
Muxuu Uga Samayn Batay Kulamadii MD Farmaajo iyo MD Abdiqasin...

Muqdisho, 04 Abriil 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii...
04/04/2024

Muqdisho, 04 Abriil 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali, ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha Sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka, isaga oo dhowr jeer oo h**e soo qabtay xilal kala duwan oo ay kamid yihiin, Wasiir, Xildhibaan ,Danjire iyo Agaasimaha Hey’adda NISA oo uu noqonayo markii saddexaad.

Golaha ayaa uga mahadceliyey Agaasimihii h**e ee hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad muddadii uu xilka hayey shaqadii uu Qaranka u soo qabtay

28/03/2024
Dalka waxaa Soo Maray Intaas OO Madax wayneyaal H**e Ah & Raisal-wasaarayaal kasii Bdn intooda Bdna Waxay Ka Wada Hadlee...
15/03/2024

Dalka waxaa Soo Maray Intaas OO Madax wayneyaal H**e Ah & Raisal-wasaarayaal kasii Bdn intooda Bdna Waxay Ka Wada Hadleen
Arinta Siyaasiinta Sida Fiinta Uga Qeyliyeen Ee Dustuur Badalka Ah
Madaxwyne H**e Mohamed Abdullahi Farmaajo intaas Wax Ka Duwan Miyuu Ka Hadlay maxaa Loo Hadal Hayaaa
OO Layska Lalaadiyy

Ninkaan isna 6sano Ethiopian Ka u Xirnaa
Sidayn Tiisa Cid Gaara miyaaa Lagu Bajinayaaa,

Xildhibaan Maxamed Macalimuu " Baarlamaanka Soomaalia dadka Puntland ka yimaada waxay ahaan jireen dad adag oo ra'ayi ke...
08/03/2024

Xildhibaan Maxamed Macalimuu " Baarlamaanka Soomaalia dadka Puntland ka yimaada waxay ahaan jireen dad adag oo ra'ayi keena kuwaan hadda jooga dhamaan hoos bay u fooraraan qaarna oo dano gaar ah bay sugayaan"

Xildhibaanada Puntland ee xamar jira sidee u aragtaa waxqabadkii laga filayay

MD.H.E Said Abdullahi Deni
Puntland Xulistii Xildhimaanana Labada AQal
Ma Uga Faa'ideeyy misse Waxbuu Uga dhimay

Waxa mnta oo Jimco ah la filaya inuu Muqdisho yimaado Madaxweynihi 9aad ee Soomaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo. Siyaasi...
01/03/2024

Waxa mnta oo Jimco ah la filaya inuu Muqdisho yimaado Madaxweynihi 9aad ee Soomaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo.

Siyaasiyinta iyo xildhibaano katirsan Baarlamanka Soomaliya aya mnta Adan Adde International Airport kuso dhaweyn doona Madaxweynihi h**e oo Dalka kuso laabanaya muddo 17 bilood kadib.

Kooxda Villa Somalia Ayaa hada ka walwalsan ol-olaha uu Farmaajo ka sameyn doono Baarlamanka ee looga hortagayo dastuur badalida iyo safarka uu Garowe ku tagi doono oo isbaheysi mucaarad ah lagu sameyn doono.

Madaxwaynaha 2026-2029Mohamed Hussein Roble & Talia mahad Mohamed salaad
25/02/2024

Madaxwaynaha 2026-2029
Mohamed Hussein Roble
& Talia mahad Mohamed salaad

Su'aalaha Ka Imaan Kara Waxay Noqonayaan Hadii Ay DFS Ay dhisato ciidamo Badeed Say ku Gayn Kartaa Xeebaha Somaaliland A...
21/02/2024

Su'aalaha Ka Imaan Kara Waxay Noqonayaan Hadii Ay DFS Ay dhisato ciidamo Badeed Say ku Gayn Kartaa Xeebaha Somaaliland Ay maamusho?

Address


Telephone

+25297623296

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Cabdi Zalaam Cardoof posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ahmed Cabdi Zalaam Cardoof:

  • Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization?

Share