24/07/2023
Dag Dag : Waxaa bari 7:00 loo balamay Furista iyo wax kabadalka Dastuurka Qodobadii Dhaliyay Muranka Sidoo kale Mucaaradka ayaan wali wax Dhaq dhaqaaq ah samayn Halka Madaxtooyadu ay wali ciidamo kusoo daabulayso Hor leh
sidoo kale
Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxweyne Said ayaa Kulan Xasaasi ahi uga Socdaa madaxtooyada Waxan kulankaas Qayb ka ahayn M/X ahmed Karaash oo Horey uga diidey In Lafuro dastuurka oo wax kabadalkiisu Buuq badan Dhaliyay .
isha Ku hay Puntland Online