17/11/2025
Gudoomiyaha xaafadda Hodan mudane Mataan mire, gudoomiye kuxigeenka xaafadda israac mudane ahmed ibrahim ahmed, bahda caafimaadka iyo qaybo kamida culimada, ayaa kasoo qayb galay kulan lagu dhiirigelinayo dhalinyarada xaafadda Hodan.
Gudoomiyaha ayaa xusay "Dhalinyaradu waa lafdhabarta bulshada
Waxay mudanyihiin
In waqti lalaqaato
Lana dhiirigeliyo". Kulanka oo gudoomiyuhu furay ayaa siqurux badan ku bilowday kuna soo dhamaaday.