08/03/2026
Ereg Development Centre (EDC) waa Hay'adda U Taagan horumarinta bulshada iyo taageeridda Dadka nugul.
Baraarug Bulsho iyo Taageerada Hooyooyinka iyo Dhallaanka waa mid ka mid ah hadafyada ugu Waaweyn ee ay EDC ka shaqeyso.
Hooyadu waa tiirka qoyska, dhallaankuna waa Mustaqbalka bulshada. Sidaas darteed EDC waxay Diiradda saartaa:
• Wacyigelin caafimaad
• Taageero hooyooyinka iyo carruurta
• Kor u qaadista daryeelka qoyska
Waxaan aaminsanahay in bulsho wacyi leh ay dhisi Karto mustaqbal wanaagsan.