Nabaad moll galkacyo

Nabaad moll galkacyo galkacyo

waa ilmo xambaar casri ah ,culayska ilamaha kaa qaadaya waxay diyaar idinkugu tahay nabaad Mall supermarket πŸ‘ˆ
04/10/2025

waa ilmo xambaar casri ah ,culayska ilamaha kaa qaadaya
waxay diyaar idinkugu tahay nabaad Mall supermarket πŸ‘ˆ

πŸ›’ NABAAD MALL SUPERMARKET πŸ›’πŸ‘‰ GOOB AAD KA HELAYSID WAX WALBA HAL MEEL!✨ QIIMO JABAN & ADEEG HUFAN✨ CUNTOOYIN TAYO SARE LE...
04/10/2025

πŸ›’ NABAAD MALL SUPERMARKET πŸ›’
πŸ‘‰ GOOB AAD KA HELAYSID WAX WALBA HAL MEEL!
✨ QIIMO JABAN & ADEEG HUFAN
✨ CUNTOOYIN TAYO SARE LEH
✨ ALAAB GURI & ADEEGYO CASRI AH
✨ DHAMMAAN WAXAAD U BAAHAN TAHAY – HAL SUPERMARKET!
πŸ“ KU SOO DHAWOOW: NABAAD MALL SUPERMARKET
πŸ’¬ "SHOPPING FUDUD, QIIMO MACQUUL AH!"

Waxay diyaar ku tahah Nabaad moll galkacyo
02/10/2025

Waxay diyaar ku tahah Nabaad moll galkacyo

02/10/2025
30/09/2025

Kusoo dhawaada Nabaad moll galkacyo

Quraac fudud oo tamar badan Waxay diyaar kuugu tahay Nabaad moll galkacyo
30/09/2025

Quraac fudud oo tamar badan
Waxay diyaar kuugu tahay Nabaad moll galkacyo

waa kuu diyaar 😊
29/09/2025

waa kuu diyaar 😊

28/09/2025

Shukulaatada – Saaxiibka farxadda
soo dhawaada waa idiin diyaar 😊

27/09/2025

Nabaad Mall ayaa dib-u-casriyeyn weyn lagu sameeyey, iyadoo lagu soo kordhiyey adeegyo aan horay looga helin magaalada.
waxaad ka heli doontaa dhammaan waxa aad u baahan tahay:
cuntooyin cusub iyo kuwa la warshadeeyey, khudaar iyo miro dhadhan fiican, cabitaanno kala duwan, agabka nadaafadda, qalabka guryaha, alaabta carruurta, iyo adeegyo kale oo casri ah oo kuu fududeynaya dukaamaysigaaga.

Nabaad Mall – Hal meel, dhammaan baahiyahaaga.
Noogu imow wax kabadan waxa aad mudan tahay 😊

27/09/2025

Soodhawoow

Address

Galkcyo Mudug Puntland Area Kasoo Horjeedka Galkacyo Hospital
Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nabaad moll galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share