Rejo community

Rejo community Where books and voices breathe hope into hearts.
📍Galkio Somalia.

Ciid Mubarak 🌙Dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshadda Soomaaliyeed, ku ciidda farxad iyo baraare. Ciid wana...
27/05/2026

Ciid Mubarak 🌙

Dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshadda Soomaaliyeed, ku ciidda farxad iyo baraare.

Ciid wanaagsan.

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.


Cinwaanka: Shahaado mise Xirfad: Kee baa suuqa looga baahan yahay? 🎓🛠️Waxaa si guul ah noogu soo dhammaaday dood cilmiye...
02/02/2026

Cinwaanka: Shahaado mise Xirfad: Kee baa suuqa looga baahan yahay? 🎓🛠️

Waxaa si guul ah noogu soo dhammaaday dood cilmiyeedkii aadka loo sugayay ee ay soo qaban-qaabisay Rajo Community, kaas oo aan ku laf-gurnay mowduuca taagan ee ah: "Shahaado Mise Xirfad: Kee baa suuqa maanta looga baahanyahay?"

Waxaa marti sharaf noogu ahaa Dr. Ismail Abdiaziz Osman, oo ah hoggaamiye dhalinyaro iyo khabiir ku xeel-dheer arrimaha horumarka. Dooddu waxay ahayd mid xamaasad leh oo si qoto dheer looga hadlay:

✅ Shahaadadu inay tahay aasaaska iyo albaabka laga galo aqoonta. ✅ Xirfadu inay tahay furihii lagu xallin lahaa dhibaatooyinka suuqa ka jira. ✅ In guushu ku jirto Isku-dhafka (Hybrid Approach) labadaba si qofku u noqdo mid suuqa ku leh qiimo sare.

Dhalinyaradii kasoo qayb-gashay waxay heleen fursad ay ku weydiiyaan su'aalo muhiim ah, waxaana la isku raacay in qofka dhalinyarada ah looga baahanyahay inuu shahaadadiisa ku daro xirfadaha casriga ah (Soft & Technical Skills).
Ugu danbeentii waxan halkan uga mahad celinaynaa Dr. Ismail iyo dhammaan dhalinyaradii ka qayb-qaadatay . Rajo Community waxay mar walba u taagantahay inay idinla wadaagto aqoon iyo hal-abuurnimo.

waxaanu qabanaynaa jimcaddaan kulan uu mawduuciisu daarranyahay; SHAHAADDO MISE XIRFAD; kee suuqa looga baahanyahay? Wax...
28/01/2026

waxaanu qabanaynaa jimcaddaan kulan uu mawduuciisu daarranyahay; SHAHAADDO MISE XIRFAD; kee suuqa looga baahanyahay?

Waxaa marti noogu ah Dr ismacii abdicasiis.
Goobta: jaamacadda pust.
Waqtiga: 6:00pm



We held one of our meetings, which was a book review session discussing "Dabinkii Jiraalka"All members and participants ...
11/01/2026

We held one of our meetings, which was a book review session discussing "Dabinkii Jiraalka"
All members and participants took part, and various discussions and ideas related to the book were presented.



We invite you to attend the review of the book Dabinka Jiraalka, which will be presented by Yahye Ahmed.Location:Pust un...
08/01/2026

We invite you to attend the review of the book Dabinka Jiraalka, which will be presented by Yahye Ahmed.

Location:Pust university
Date:9/1/2025
Time:5:00pm

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rejo community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share