18/02/2023
Xaafadda horumar Waxaa ka socda shaqooyin muhiim ah
waxaa maanta Gudoomiye ku xigeenka xaafadda horumar uu soo geba-gebeeyay dejinta dhagaxii lagu dhisi lahaa deydka santarka laanta 2aad ee xaafadda oo horey deyd la'aan u ahaa
Waxaa bulshada laanta 2 aad laga codsanayaa inay ka qayb qaataan dhisidda iyo cusboonaysiinta santarkooda