Axmed caamir Community

Axmed caamir Community Axmed caamir community

Qiimaynta Beelaha ceerigaabo degan:100%1.warsangali:46%1.Bahogayslabe 20%2.Nuuxcumar 15%3.Axmed Cumar3%4.Axmed Caamir 4%...
05/03/2025

Qiimaynta Beelaha ceerigaabo degan:100%

1.warsangali:46%

1.Bahogayslabe 20%
2.Nuuxcumar 15%
3.Axmed Cumar3%
4.Axmed Caamir 4%
5.bahyabare1%
6.Jibriil siciid1%
7.ogayslabe1%
8.bihina guuleed1%

2.dhulbahante 24%
1.Barig haye5%
2.Bihina Caramale14%
3.Bahcabdale5%

3.Isaaq30%
1.Muse ismail20%
2.Muse abokor10%

ABTIRKA BEESHA AXMED CAAMIR EE WARSANGALI:Beesha Axmed caamir ee warsangali waxa looqaybiyaaa sidan:Axmed caamir waxaa u...
05/03/2025

ABTIRKA BEESHA AXMED CAAMIR EE WARSANGALI:
Beesha Axmed caamir ee warsangali waxa looqaybiyaaa sidan:

Axmed caamir waxaa uu dhalay hal oday:
1.Sardheeye(Reer sardheeye)

Sardheeye waxaa uu dhalay 2 oday:
1.Shaacuur sardheeye
2. Cilmi Sardheeye

Cilmi Sardheeye waxa uu dhalay5 oday:
1.Ducaale Cilmi
2.Cali Cilmi
3.Hussein Cilmi
4.Aadan Cilmi
5.ismail Cilmi

Dhaqanka Beesha Axmed caamir ee warsangali Aroosyada iyo xafladaha.
05/03/2025

Dhaqanka Beesha Axmed caamir ee warsangali
Aroosyada iyo xafladaha.

Qabiilka Axmed Caamir iyo hubkiisa.Ceerigaabo.SanaagDamalaxagare iyo Carmale
05/03/2025

Qabiilka Axmed Caamir iyo hubkiisa.

Ceerigaabo.Sanaag
Damalaxagare iyo Carmale

Beesha Axmed caamir ee warsangali oo Hadhimo Sharafeed kusamaystay degmada Damalaxagare.
05/03/2025

Beesha Axmed caamir ee warsangali oo Hadhimo Sharafeed kusamaystay degmada Damalaxagare.

Hartiga ceerigaabo dega waa qabiiiladan iyagaana wax laga waydiinayaaa:1- Nuux Cumar    2.Bahogayslabe 3.Naalaye axmed4....
05/03/2025

Hartiga ceerigaabo dega waa qabiiiladan iyagaana wax laga waydiinayaaa:

1- Nuux Cumar
2.Bahogayslabe
3.Naalaye axmed
4.Axmed Caamir

Beesha Axmed caamir ee warsangali oo soogadatay hub.
05/03/2025

Beesha Axmed caamir ee warsangali oo soogadatay hub.

Axmed caamir Force Qabiilka Axmed caamir ee warsangali iyo halganka socda.
05/03/2025

Axmed caamir Force

Qabiilka Axmed caamir ee warsangali iyo halganka socda.

10/02/2025

Beesha Axmed caamir waxaaa loo qaybiyaa:

Axmed caamir waxaa uu dhalay 1 oday:
1.Sardheeye wuxuu dhalay 2oday:

1.shaacuur Sardheeye
2.Cilmi sardheeye

10/02/2025

Beesha Axmed caamir ee warsangali
Waxay degtaa soomaaliya sanaag
Dawlad deegaanka soomaalida faafan,Gaashaamo.

Address

Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed caamir Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share