Bad-baado development and charity organization

Bad-baado development and charity organization Humanitarian agencies assist refugees and refugees in crisis

12/03/2019
أيها الصقير نحن نشعر مادا تشعر😥😥😥
18/11/2018

أيها الصقير نحن نشعر مادا تشعر😥😥😥

13/12/2017
Jumca mubaarak
08/09/2017

Jumca mubaarak

05/09/2017

Ilaaahoow quluubtayada burcad isu mari.

25/02/2017
Indeed........
05/02/2017

Indeed........

04/02/2017


04/02/2017

naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaateeتلخيص صفة صلاة النبي صلى الله عليه و سلمQoreSheekhul-IslaamMaxamed Naasirud-diin al-Albaani-Eebbe ha u naxariistee-TurjumeCabdiRisaaq Maxamed Cilmi“ina Warfaa”Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo tarjamada kitaabkan oo ma dhowrsana.Weli lama daabicin kitaabkanLa soo xiriirka turjumaha ee ku saabsan kitaabkan: Haddii aad xiiseyneysid kitaabkan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka turjumaha kitaabkan bariidka xaasuubkiisa “e-mailkiisa” oo ah: ”[email protected]”.MahadnaqWaxa aan ugu horrayntii u mahadnaqayaaEebbe, oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad iyo dhiiragalin. Waxaana idin leeyahay dhammaantiin جزاكم الله خيرا .Hordhaca Turjumahaبسم الله الرحمن الرحيمMagaca Eebbaha Naxariistaha guud Naxariistaha gaar.Waxaa mahad iska leh Eebbe Barbaariyaha uumanka, naxariis iyo nabadgelyana korkiisa ha ahaato uunkiisa kii ugu wanaagsanaa Maxamed, reerkiisa iyo intii raacdey.Intaa ka dib:Kani waa kitaab ka hadlaya Salaadda sidii ka sugneyd Nabiga naxariista Eebbe iyo nabadgalyadiisa korkiisa ha ahaatee.Ulajeedadayduna waxay tahay in aan ugu dhawaado Eebbe, anigoo u turjumayo soomaalida jecel iney bartaan diintooda.Waxaana weydiisanayaa Eebbaha weyn inuu howshan ka dhigo mid isaga dartiis loo sameeyay, nooguna daro miisaanka wanaagyadeena maalin aysan xoolo iyo caruur waxba tarayn.Taariikh nololeedka qoraha oo kooban iyo tixraac qoraalKitaabkan ka hadlaya “Sida loo tukado salaadda” waxaan ka turjumey kitaabka la yiraahdo:”Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban”تلخيص صفة صلاة النبي صلى الله عليه و سلمee uu qoray Sheekhul-Islaam Maxamed Naasirud-diin al-Albaani -Eebbe ha u naxariistee-.Imaam al-Albaani wuxuu ka mid ahaa culimada ugu waaweyn ee muslimiinta ee waqtigan aan joogno.DhalashadiisiiWuxuu dhashay sheekh Maxamed Naasirud-diin ina Xaaji Nuux al-Albaani sanadka Hijrigu markuu ahaa 1333 Hijriya oo ku beegnayd sanadka Miilaadiga markey aheyd 1914 M, wuxuuna ku dhashay Ashqoodara oo ahayd magaalo-madaxdii Albaaniya xiligaasi.Reerka sheekhuna waxay ahaayeen qoys diinta ku dhaqma oo aabihiisna wuxuu ahaa sheekh dadka diinta bara.Sheekh Albaani wuxuu la soo qaxay reerkiisii oo la soo degey Dimishiq Suuriya,ka dib markii Axmed Saago ”boqorkii Albaaniya” ee xiligaasi uu qaatey ilbaxnimadii reer galbeedka ee ku dhisnaydin laga fogaado diinta ”Calmaaniyadda”.Sheekhu wuxuu ku dhameystay waxbarashadiisii dugsiga hoose dugsi ku yaaley Dimishiq.Sheekh Albaani aabihiis wuxuu baray Qur’aanka kariimka, sida loo akhriyo Qur’aanka ”tajwiidka”, afka carabiga (xeerarka afka ”naxwaha” iyo rogrogmadkiisa ”sarfiga”) iyo diinta ”mad-habta Xanafiga”.Sheekhu wuxuu kale oo uu ka bartay mad-habta Xanafiga iyo afka carabiga barayaal kale.Barashadiisii xaddiiskaSheekh Albaani wuxuu bilaabay barashadaxaddiiska markuu jirey labaatan sano. Kitaabkii ugu horeeyay ee uu ka barto cilmiga xaddiiska wuxuu ahaa:المغني عن حمل الأسفار في تخريج ما في الإحياء من الأخبارee uu qorey sheekh al-Ciraaqi -Eebbe ha u naxariistee-.Kutubtiisii ugu horeysey ee uu qoro waxaa ka mid ah:تحذير الساجد من اتخاذ القبور مساجدWuxuuna qoray kutubo kale oo fara badan,waxaana ka mid ah:التوحيد أولاًَ يا دعاة الإسلاموفوائدها سلسلةُ الأحاديث الصحيحة وشيء من فقههاسلسلةُ الأحاديث الضعيفة والموضوعة وأثرها السيئ في الأمةتمام المنة في التعليق على فقه السنةأحكام الجنائز وبدعهاآداب الزفاف في السنة المطهرةتحريم آلات الطربالثمر المستطاب في فقه السنة والكتابالتوسل أنواعه وأحكامهالحديث حجة بنفسه في العقائد والأحكامكيف يجب علينا أن نفسر القرآن الكريمإرواء الغليل في تخريج أحاديث منار السبيلرسالة قيام رمضانخطبة الحاجةمختصر كتاب جلباب المرأة المسلمةالجامعة الأجوبة النافعة عن أسئلة لجنة مسجدإصلاح المساجد من البدع والعوائدحكم تارك الصلاةالمسيح الدجال ونزول عيسىالتعليقات الرضية على الروضة النديةالتعليقات الحسان على صحيح ابن حبانوجوب الأخذ بحديث الآحاد في العقيدةوالردعلى شبه المخالفينالذب الأحمد عن مسند الإمام أحمدنصب المجانيق لنسف قصة الغرانيقالكسوف صفة صلاة النبي صلى الله عليه وسلم لصلاةالنصيحة بالتحذير من تخريب ابن عبد المنانلكتب الأئمة الرجيحةأحكامُ الركازأسماءُ الكتب المنسوخة من المكتبة الظاهريةالاعتكافُالأمثالُ النبويةالآياتُ والأحاديث في ذم البدعةالبرهانُ في رد العدوانبينَ يدي التلاوةتخريجُ أحاديث البيوع وآثارهتصحيحُ حديث إفطار الصائم قبل سفره بعد الفجر والردُّ على من ضعفهالتصفيةُ والتربية وحاجة المسلمين إليهماخلاصةُ السيرةالدعوة السلفية أهدافها وموقفها من المخالفين لها(الردُّ على رسالة: (إباحة التحلي بالذهب المحلقالردُّ على رسالة: (التعقيب الحثيث) ؛ (لعبدالله الهَرَري الحَبَشي)الرد على كتاب ظاهرة الإرجاء لسفر الحواليالردُّ المفحم على من خالف العلماء وتشدد وتعصب وألزم المرأةَ أنْ تسترَوجهها وكفيها وأوجب ولم يقنعْ بقولهم إنَّه سنة ومستحبالأحاديث الضعيفة والموضوعة في أمهات الكتب الفقهيةأحاديث الإسراء والمعراجالرد على السقاف فيما سوده على دفع شبع التشبيه– رياض الصالحين للإمام النووي رحمه الله – تخريجالزوائد على الموارد– سؤال وجواب حول فقه الواقع – فتوىصحيح الأدب المفرد للبخاريصحيح الترغيب والترهيب للمنذريصحيح الجامع الصغير وزيادتهصحيح سنن ابن ماجهصحيح سنن أبي داودصحيح سنن الترمذيصحيح سنن النسائي– صحيح كشف الأستار عن زوائد البزار – للهيثميصحيح موارد الظمآنصفة صلاة النبي صلى الله عليه وسلم من التكبير إلى التسليم كأنك تراهاصفة الفتوى والمفتي والمستفتي للشيخ ابن حمدان الحنبلي تحقيق وتعليق وتخريجصلاة العيدين في المصلى خارج البلد هي السنةصوت العرب تسأل ومحمد ناصر الدين يجيب جريدة صوت العرب 1380هـضعيف الأدب المفرد للبخاريضعيف الترغيب والترهيب للمنذريضعيف الجامع الصغيرضعيف سنن ابن ماجهضعيف سنن أبي داودضعيف سنن الترمذيضعيف سنن النسائيضعيف كشف الأستار عن زوائد البزار ، للهيثميضعيف موارد الظمآنالعقيدة الطحاوية شرح وتعليق وتخريجالعلم ، لابن أبي خيثمة – تحقيق وتخريجغاية المرام في تخريج أحاديث الحلال والحرام للقرضاوي– فتنةُ التكفير – فتوىفتوى في حكم تتبع آثار الأنبياء والصالحينفهرس المخطوطات الحديثية في مكتبة الأوقاف الحلبيةفهرس مخطوطات دار الكتب الظاهريةالفهرس المنتخب من مكتبة خزانة ابن يوسف مراكشقاموس البدعكشف النقاب عما في كلمات أبي غدة من الأباطيل والافتراءاتمجموع الفتاوىمذكرات الرحلة إلى مصرالمستدرك على المعجم المفهرس لألفاظ الحديثمعجم الحديثمناسك الحج والعمرة في الكتاب والسنة وآثار السلفمنتخبات من فهرس المكتبة البريطانيةالمنتخب من مخطوطات الحديث في المكتبة الظاهريةمنزلة السنة في الإسلام وبيان أنه لايستغنى عنها بالقرآننقد كتاب التاج الجامع للأصولالنصيحة بالتحذير من تخريب ابن المنان لكتب الأئمة الرجيحة وتضعيفه لمئات الأحاديث الصحيحةوجوب الأخذ بحديث الآحاد في العقيدةوصف الرحلة الأولى للحجاز والرياض مرشداً للجيش السعوديأثناء عودته للمملكة بعد حرب فلسطين عام 1948اقتضاء العلم العمل للخطيب البغدادي – تحقيق وتخريجiyo kitaabkeenan:تلخيص صفة صلاة النبي صلى الله عليه و سلمArdaydiisii:Waxaa ka mid ah ardaydiisii Suuriya Dimishiq: Sheekh Xamdi CabdilMajiid as-Salafi, Sheekh Cali Khashaan, Sheekh Maxamed Ciid Cabbaasi, Sheekh MaxamedIbraahin Shaqra, Sheekh Nabiil al-KayaalSheekh Maxamed Jamiil ZiinuWaxaa ka mid ah ardaydiisii Urdun Cammaan:Sheekh Cali ina Xassan al-Xalabi al-AthariSheekh Saliim al-HilaaliSheekh Mash-huur Xassan reer SalmaanSheekh Xuseen al-CuwayshaSheekh Maxamed Muuse NasriSheekh aw Yusri Axmed al-KhashaabIyo kuwo kale oo fara badan.Ustaadnimadiisii:Wuxuuna ustaaz ka ahaa jaamacadda Islaamka ee Madiina al-Munawara muddo saddax sano ah 1381-83 H. oo ku beegnayd 1961-63 ee miilaadiga, isagoo ka dhigayey maadada cilmiga Xaddiiska.Amaantii ay culimada amaaneenWuxuu yiri muftigii Sacuudiga ee horeal-Callaama sheekh CabdiCasiis ina Baaz-Eebbe ha u naxariistee-:Ma jiro waqtigan aan joogno qof ka yaqaan sheekh Albaani nolosha nabiga”cilmiga xadiiska” n.n.k.Waxaa la weydiiyay sheekh ina Baaz xaddiiska Rasuulka Eebbe naxariista Eebbeiyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee:((Eebbe wuxuu u soo saaraa ummaddan boqolkii sannadba qof u soo nooleeya diintooda)).Haddaba waa kuma Mujaddidka qarnigan aan joogno?Wuxuuna yiri sheekh ina Baaz Eebbe ha u naxariistee:((Sheekh Maxamed Naasirud-diin al-Albaani ayaa ah mujaddidka casrigeenasidaan u maleynayo Eebbaana ugu og)).Wuxuu sidoo kale yiri:((Ma garanayo waqtigeena qof nool oo ka cilmi badan sheekh Albaani)).قال العلاّمة ع

01/02/2017

DAL LOOO TASHTAY BAL DAAWO SHIIKH UMAL

 Anigu waxaan ahay reer hebel. Anigu waxaan kaso jeeda reer qaaliyah. Ifka inta saaran ani cid iga magac iyo muuq dheer ...
29/01/2017



Anigu waxaan ahay reer hebel.
Anigu waxaan kaso jeeda reer qaaliyah.
Ifka inta saaran ani cid iga magac iyo muuq dheer ma jiro. ..............................................................................................................................

Waa hadala ay soomalidu horu mar ugu gaadhi wayday.
Waa waxa ay somaliyi dunida ula socon wayday.
Waa sababta ay soomali u noqotay qayb qayb iyo qolo qolo ayna isugu faaneen qabiilo iyo waxaan raad raagaya lahayn.

Nabigu (c.s.w) maalinki ui khudbeenayey xajatul wadaac waxa uu yiri:

"Wax kasta oo ay ku dhaqmi jireen dadkii jaahiliyada ahaa
Waxaa la dhigayaa lugtayda hoosteeda wax ka jiraana ma jiraan "

Hadaba ma moodaa in soomali ay dib usoo bilaabayaan dhaqamadii jaahiliga ahaa ee la xaaraan timeeyay.

Ugu danbayn soomaaliyeey
Qabiilka tuura .
Qaranimo qaata .

Umadeena dhamaanteed waxaa layna ka wada abuuray ciid.
Waxaynuna dul maraa ciid.
Dibna waxaynu ugu noqon ciid.
Ruuxna k**a fadli iyo magac dheera ruux kale ilaa waxA lagu kala wacan yahay mooye

Address

Safa Road
Erigavo

Telephone

+252634990757

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bad-baado development and charity organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Bad-baado development and charity organization:

Share