Sanaag Research and Advocacy Center

Sanaag Research and Advocacy Center Vision
We envision full commitment in achieving sustainable development goal through technical reseac

18/10/2025

Xarunta oo soo qaban qaabisay kulan lagu gorfaynayey DHISIDDA NABAD RAAGTA: LAFA GURKA TIIRARKA NABAD WAARTA:
Waxaa soo jeediyey Dr. Guuleed Dafac waxana ka qayb qaatay Aqoon yahan iyo Haldoor kala duwan.

17/10/2025
SARAC waxa ay habeen danbe 16 October, 7:30 fiidnimo, ku soo badhigaysa kullan ku saabsan dhisidda nabad raagta: tiirara...
15/10/2025

SARAC waxa ay habeen danbe 16 October, 7:30 fiidnimo, ku soo badhigaysa kullan ku saabsan dhisidda nabad raagta: tiirararka nabad waarta.
Ka soo qayb gal wanaagsan.

  Caalamiga ah ee Dalxiiska, Gobolka Sanaag wuxuu ka mid yahay goobaha ugu muhiimsan ee Adduunka ee Kulansaday dhinacyad...
29/09/2025

Caalamiga ah ee Dalxiiska,

Gobolka Sanaag wuxuu ka mid yahay goobaha ugu muhiimsan ee Adduunka ee Kulansaday dhinacyada dalkiiska oo dhan.
Bilic, Aasaar, Taariikh, iyo Khayraad.


22/09/2025

Ceerigaabo – Kulan Dib u Milicsi & Nabadaynta Sanaag
Magaalada Ceerigaabo waxa lagu qabtay kulan muhiim ah oo lagu falanqaynayay mawduuca: “Dib-umilicsiga Shirarkii Dib-u-heshiisiinta Sanaag 1991–1993, iyo dersidda caqabadaha iyo fursadaha looga faa’iidaysan karo dib-u-nabadaynta gobolka Sanaag ee wakhtigan.”

Kulan muhiima oo wax badan lagu falanqeeyey laguna kala faa’iidaystay baa Caawa qabsoomay. Aad bay u mahadsan yihiin dha...
21/09/2025

Kulan muhiima oo wax badan lagu falanqeeyey laguna kala faa’iidaystay baa Caawa qabsoomay.
Aad bay u mahadsan yihiin dhammaan ka soo qaybgalayaasha kulanku.

Haddii aad ku sugan tahay Magaalada Ceergaabo, Xarunta SARAC waxay kugu martiqaaday  FALANQAYN ku saabsan “Dib-umilicsig...
21/09/2025

Haddii aad ku sugan tahay Magaalada Ceergaabo, Xarunta SARAC waxay kugu martiqaaday FALANQAYN ku saabsan “Dib-umilicsiga Shirarkii Dib u heshiisiinta Sanaag 1991-1993, iyo Dersidda Caqabadaha iyo Fursadaha looga faa’iidaysan karo Dib u nabadaynta Gobolka Sanaag ee wakhtigan”
Waxa marti ku ah Garyaqaan Cali Siciid Jaamac oo si weyn u dersay heshiiskii nabadda Gobolka Sanaag ee 1993, sidoo kale waxaa ka qayb qaadanaya Aqoon yahan iyo Haldoor kala duwan.

📍Goobtu waa ANFAC PUBLIC LIBRARY
⏰ 7:00 Fiidnimo

Address

Street 7
Erigavo
252

Telephone

+252634992022

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag Research and Advocacy Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Sanaag Research and Advocacy Center:

Share