Galmudug Social Awareness Network

Galmudug Social Awareness Network GALSAN FROM THE PEOPLE TO PEOPLE.

Guddoomiyaha Shabakadda wacyigalinta  ee GALSAN  ayaa Magaalada Galkacyo uga qeyb galay 4 sano guuradii kasoo wareegtay ...
30/08/2024

Guddoomiyaha Shabakadda wacyigalinta ee GALSAN ayaa Magaalada Galkacyo uga qeyb galay 4 sano guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii Maktabadda Guud ee Degmada Gaalkacyo.

Guddoomiyaha waxa uuu madasha ka sheegay muhiimadda ay maktabaddu u leedahay deegaanka, isaga oo bulshada ku boorriyay in ay ka qeyb noqdaan aqriska waxaana uu hoga tusaaleeyay faa'iidada aqrisku u leeyahay qofka iyo bulshada.

GALSAN waxaa ay u taagan tahay wacyigalinta bulshada.

29/08/2024

Daaciga Muslimka ah waa inuu intaas tixgaliyaa.

28/08/2024

Ustaad Nor Dhiblawe ayaa ka waaniyay dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan hurinta colaadaha sokeeye.

GALSAN

Nagu kaalmey talo iyo tusaale si aan u hirgalinno barnaamijka ogaaleynta bulshada ( wacyigalin )GALSAN
28/08/2024

Nagu kaalmey talo iyo tusaale si aan u hirgalinno barnaamijka ogaaleynta bulshada ( wacyigalin )

GALSAN

Shabakadda Wacyigelinta bulshada Galmudug (GALSAN) ayaa qaar ka mid ah ururrada wacyigelineed ee ka hawl gala magaalada ...
28/08/2024

Shabakadda Wacyigelinta bulshada Galmudug (GALSAN) ayaa qaar ka mid ah ururrada wacyigelineed ee ka hawl gala magaalada Dhuusamarreeb u qabatay tababbar ku saabsan; BARASHADA HABAB-KA WACYIGALINTA BULSHADA.

Ururrada ka faa'iidaystay tababbarkan ayaa Shabakadda GALSAN uga mahad celiyey isxilqaanka hagar la'aaneed iyo aqoonta ay u hureen.

GALSAN iyo ururrada kale ee goob joogga ahaa ayaa isla qaatay in si wada jir ah ummadda loogu adeego si kor loogu qaado ogaalka bulshada, oo aan cid kale lagu hallayn.

Guddoomiyaha Hay'dda Galsan Network Nor Dhiblawe  ayaa magaalada Gaalkacyo uga qaybgalay xaflad lagu soo bandhigayey dhi...
28/08/2024

Guddoomiyaha Hay'dda Galsan Network Nor Dhiblawe ayaa magaalada Gaalkacyo uga qaybgalay xaflad lagu soo bandhigayey dhiganayaasha kala ah; Furaha Aqriska iyo Dhaxal ee uu qoray Saabir Cabdi Yusuf.

Guddoomiyaha ayaa madasha bandhigga ka xusay muhiimadda ay leedahay in lagu dedaalo qoraalka iyo aqriska.

28/08/2024

" Hibooley shaqeysaa Dalka Lagu hormariyaa" Gudomiyaha Galmudug for Social Awareness Network Ustad Nor Dhiblawe.

28/08/2024

Xoghayaha Galmudug for Social Awareness Network Abwaan Shariif Heersare ayaan weydiimahan hordhigaya bulshada

Galsan iyo Wacyigalin

Ma jiro qof aadane ah oo aadan la sheekeysigiisa wax ka faaideyn ee adigu ha fududeysan oo aqbalGALSAN
28/08/2024

Ma jiro qof aadane ah oo aadan la sheekeysigiisa wax ka faaideyn ee adigu ha fududeysan oo aqbal

GALSAN

28/08/2024

Si dadku ula dhacaan hadal jeedintaada ,raac tilmaamahan uu bixinayo Ustaad Ciise Xaashi Xayle gudoomiye ku xigeenka Galmudug for Social Awareness Network

GALSAN

Address

Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Social Awareness Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share