Alkhair foundation

Alkhair foundation Alkhair foundation waa haayad khayriya oo ka shaqaysa buuxinta baahiyaha kala duwan ee bulasha

AL KHAIR FOUNDATIONمؤسسة الإمام البخاري - برعوWaxaa maanta soo dhamaaday tartankii quraanka ee ay qabaynaysa imaamu- buk...
12/03/2026

AL KHAIR FOUNDATION
مؤسسة الإمام البخاري - برعو

Waxaa maanta soo dhamaaday tartankii quraanka ee ay qabaynaysa imaamu- bukhari ayna maalgalisay al khair foundation waa ramadaantii labaad ilahay waa nagu guuleeyay bishan khayrka badan inaan sanadkii labaad si xidhiidha u qabano wanaagaas iyo mid ka badanna waan rajaynaynaa insha alh

Alhamdulilah

Al KHEIR FOUNDATIONTartanka Qur’aanka KariimkaWaxaa farxad ah in Al Khayr Foundation ay sannadkii 2aad qabanayso tartank...
26/02/2026

Al KHEIR FOUNDATION
Tartanka Qur’aanka Kariimka

Waxaa farxad ah in Al Khayr Foundation ay sannadkii 2aad qabanayso tartanka barakaysan ee Qur’aanka Kariimka ah waliba u qabanayso madarasada quraanka al-bukhaari

🗓 Bilaabasho: 11 Ramadaan 1447
📍 Goobta: Masjidka Imaam Al-Bukhari

Waxaan ka codsanayaa bulshada inay ka qaybqaataan khayrka bishan ramadaan ay sanad walba qabato foundation ku oo waxay awoodaan ku caawiyaan,
Qof kasta oo doonaya inuu ka qayb qaato ama bixiyo caawimaad, fadlan la xidhiidh maamulka Al Khayr Foundation si aad u hesho faahfaahin dheeraada garaac numberadan;

0634717836
0636874707

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alkhair foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share