Burao Book Club

Burao Book Club Burao Book Club is a platform established to promote reading, enhance reader awareness, and facilitate the meeting of authors and the community.

We will organize platforms where books will be reviewed and literature discussed.

25/06/2026

Highlight-kii workshop-ka.

Xaruunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay bulshadda reer Burco u soo agaasintay tababar soconnaayey hal...
22/06/2026

Xaruunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay bulshadda reer Burco u soo agaasintay tababar soconnaayey hal maalin. Tababarkan oo noociisa aan h**e loogga qaban gabalka Togdheer, ayaa ciwaankiisu ahaa (Fanka Sheeko tebinta."

Worshop-kan halka maalin qaatay ayaa waxa ka faa'iidaystay dhallinyaradda jecel akhriska iyo qoraalka.

Gabagabaddii, xaruunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay si wada jira ugu mahadcelinayaan macallin iyo qoraa Mustafe Qaraami, oo jeedinaayey ciwaanka.

Sheekatebintu waa hab farsamo oo lagu wadaago ama lagu tebiyo fikradaha,  dhacdooyinka, aqoonta iyo khibradaha, waxaanay...
20/06/2026

Sheekatebintu waa hab farsamo oo lagu wadaago ama lagu tebiyo fikradaha, dhacdooyinka, aqoonta iyo khibradaha, waxaanay noqon kartaa mid afka laga isaga tebiyo, mid qoraal ahaan lagu gudbiyo , mid muuqaal laga dhigo, filin laga metelo ama sawir lagu gudbiyo.

Workshop-kan oo ay idiin soo agaasintay xaruunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, ayaa waxa inaagu casuuman macallin Mustafe Qaraami.

Goobta: Dhamac Hub.
Axada: Gelinka danbe, 4:00pm.

Xarrunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay si joogtaa u soo Agaasintaa guudmarradda dhiganayaasha oo si ...
07/05/2026

Xarrunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay si joogtaa u soo Agaasintaa guudmarradda dhiganayaasha oo si xidhiidha u socda.

Toddobaadkan waxa innoogu casuuman Xubin ka mid ah Xubnaha xaruunta oo ino guudmari doonta Dhiganaha Mucjisada Aroortii "Asma maxamud Ismaciil"

Xarrunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay si joogtaa u soo agaasinta barnaamijyada maskaxada iyo garaad...
24/04/2026

Xarrunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay si joogtaa u soo agaasinta barnaamijyada maskaxada iyo garaadka bulshada wax ku kordhinaya.

Toddobaadkan waxa innoogu casuuman Xubin ka mid ah xubnaha xaruunta Maxamed Cawil Xasan oo inoo soo jeedinaya barnaamij lama magac baxay "Furayaasha feejignaanta iyo diiradda"

19/04/2026

Barnaamij qiimihiisa wetey.

Gorfaynta buugga "Galalaati"ee uu qoray  Xasan Cabdi Madar, ayaa waxa Gorfayn inoogu sameeyey aqqonyahan Maxamed Samaale...
19/04/2026

Gorfaynta buugga "Galalaati"ee uu qoray Xasan Cabdi Madar, ayaa waxa Gorfayn inoogu sameeyey aqqonyahan Maxamed Samaale.

Buuggan waxa gorfayntiisa qayb ka ahaa dhammaan xubnaha xaruunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club iyo qaar ka mida dhallinyaradda gobalka.

Xarrunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay si joogtaa u soo Agaasintaa guudmarradda dhiganayaasha oo si ...
17/04/2026

Xarrunta akhriska iyo qoraalka ee Burao Book Club, waxa ay si joogtaa u soo Agaasintaa guudmarradda dhiganayaasha oo si xidhiidha u socda.

Toddobaadkan waxa innoogu casuuman Xubin ka mid ah Xubnaha xaruunta oo ino Gorfayn doona Dhiganaha Galalaati Maxamed Axmed Cabdillahi.

Guudmarka  buugga "The undercover economist.  Exposing why the rich are, the poor are poor." ayaa waxa gorfayn inoogu sa...
16/04/2026

Guudmarka buugga "The undercover economist. Exposing why the rich are, the poor are poor." ayaa waxa gorfayn inoogu sameeyey aqoonyahan Yahye Mohamed Ismail.

Buuggan waxa falanqeeyey oo waqti ku wada qaatey qaar ka mida xubnaha Burao Book Club.

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burao Book Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share