BIT Academy

BIT Academy Bit Academy

14/07/2026
14/07/2026

Kooraskii Mobile Repairement waxa uu bilaabmayaa Khamiista, July 16, 2026. Fadlan ka faaidayso oo h**e isu diiwaan-gali.

Baraamijkii shaqo carbinta ee bisha soo socday, waxa ugu dambayn ku guulaystay shanta arday:1. Axmed Abokor Haaruun2. Ya...
14/07/2026

Baraamijkii shaqo carbinta ee bisha soo socday, waxa ugu dambayn ku guulaystay shanta arday:
1. Axmed Abokor Haaruun
2. Yaxye Macamed Cali
3. Kaafiya Maxamed Colaad
4. Sacdiya Xuseen Ismaaciil
5. Bushra Siciid Cumar

Bit Academy, waxay bilaabaysaa kooras lacag la'aan ah oo lagu baran doono bilawga computerka. Kooraskan waxa loogu talo-...
07/07/2026

Bit Academy, waxay bilaabaysaa kooras lacag la'aan ah oo lagu baran doono bilawga computerka. Kooraskan waxa loogu talo-galay ardayda aan h**e computer-ka u soo baran iyo dadka waawayn.

Inta kooraskani socdo, waxa la baran doonaa:

✅ Sida kombiyuutarka wax loogu qoro.
✅ Sida loo isticmaalo keyboard-ka iyo mouse-ka.
✅ Sida loo abuuro loona maamulo faylal (Files) iyo galal (Folders).
✅ Sida loo adeegsado Windows 11.
✅ Sida loo adeegsado Microsoft Word.
✅ Sida loo adeegsado Microsoft Excel.
✅ Sida internet-ka loogu galo loogana baadho xogta.
✅ Sida email loo sameeyo loona isticmaalo.

📅 Taariikhda la bilaabayo: July 11, 2026
🕒 Jadwalka: Sabti – Salaasa (Saturday – Wednesday)
9:00 AM – 10:00 AM (Galin h**e) , 7:00 PM – 8:00 PM (Galin dambe)
📍 Goobta: Xarunta Bit Academy, Burco, sii jeedka Dhanka Waqooyi Ee xarunta Shirkada korantada ee HECO, Burao , Somaliland
Isdiiwaangeli Maanta!
📞 WhatsApp: +252 63 8679602

Bit Academy waxay kuu diyaarisay Full Stack Web Development Course. Koorskan waxaad ku baran doontaa sida loo dhiso webs...
05/07/2026

Bit Academy waxay kuu diyaarisay Full Stack Web Development Course. Koorskan waxaad ku baran doontaa sida loo dhiso websites iyo web applications casri ah, laga bilaabo aasaaska ilaa heer xirfadeed. Waxaad Koorsadan Ku Baran Doontaa:

✅ HTML – Dhismaha bogagga internetka
✅ CSS – Qurxinta iyo naqshadaynta website-yada
✅ JavaScript – Ka dhigista website-ka mid firfircoon (Interactive)
✅ Git & GitHub – Maaraynta iyo kaydinta mashaariicda si xirfadaysan
✅ TypeScript – Qorista JavaScript oo ammaan iyo tayo sare leh
✅ Tailwind CSS – Samaynta naqshado casri ah si degdeg ah
✅ React – Dhisidda web applications casri ah oo xirfad leh

📅 Taariikhda Bilaabashada: July 5, 2026
🕒 Jadwalka: Sabti – Arbaco (Saturday – Wednesday)
4:00 PM – 6:30 PM , 7:00 PM – 8:00 PM
📍 Goobta: Xarunta Bit Academy, Burco, sii jeedka Dhanka Waqooyi Ee xarunta Shirkada korantada ee HECO, Burao , Somaliland
Isdiiwaangeli Maanta!
https://forms.gle/wzT7qLvLP326mfZf7
📞 WhatsApp: +252 63 8679602

Ma doonaysaa in aad baratid xirfad aad dhakhso suuqa ugu geli kartid, ama kuu suurtagelin karta In aad ganacsi gaar ah b...
03/07/2026

Ma doonaysaa in aad baratid xirfad aad dhakhso suuqa ugu geli kartid, ama kuu suurtagelin karta In aad ganacsi gaar ah bilowdid?

Bit Academy waxay kuu diyaarisay koorska *Mobile Repairing* oo 100% ku salaysan gacan ka qabasho (Practical), adiga oo Baranaya sida loo baadho, loo dayactiro, loona xalliyo cilladaha kala duwan ee taleefannada casriga Ah.

Inta kooraskan socdo, waxaad baran doontaa:

✅ Dayactirka hardware-ka mobilada (Hardware Repair)
✅ Rakibidda iyo xallinta cilladaha Software-Ka (Software Solutions)
✅ Dhawrista battery-da iyo charging-Ka
✅ Baadhistaa iyo ogaanshaha cilladaha (Fault Diagnosis & Troubleshooting)
✅ Isticmaalka qalabka Casriga Ah Ee dayactirka mobilada
✅ Farsamooyinka badbaadada.

📅 Taariikhda la bilaabayo: July 10, 2026
🕒 Jadwalka: Khamiis & Jimce | 4:00 Pm – 6:30 Pm
📍 Goobta: Xarunta Bit Academy
Isdiiwaangeli Maanta!
☎️ Whatsapp: 63 8679602
https://forms.gle/wFEXFeZD8VQLQ54X9

Address

Behind HECO Electricity Head Office (Sii Jeedka Xaruunta Korantada HECO)
Khartoum

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BIT Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to BIT Academy:

Shortcuts

Share