22/07/2023
Tababar ku saabsan wacyigelinta iyo ilaalinta deegaanka iyo dib u warshadaynta waxyaabaha qashinka ah sida caagadaha balaastiga ah oo loogu talo galay ardayda dugsiyada oo ka qabsoomay magaalada Burco.
Tababarkan oo ay iska kaashadeen hay’adda caalamiga ah ee Danish Refugee Council DRC,ururka haweenka Somaliland ee dalka Denmark Somaliland Kvindeforening iyo hay’adda maxalliga ah ee United Trust Association UNITA ayaa socday muddo saddex maalmood ah waxaana uu ku soo dhamaaday si guul ah iyada oo halkaasi lagu gudoonsiiyay ardaydii dhamaysatay tababarka shahaadooyin.
Officer