Caafi Organization

Caafi Organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caafi Organization, Community Organization, Burco.

Caafi Network is a non-profit organization dedicated to improving public health, addressing social issues, and promoting environmental and climate sustainability through community engagement, education, and advocacy

daahfurka nidaamka hufnaanta iyo saxnaanta xubinimada ururka caafi network ayaa si habsamileh uga socota xarunta guud ee...
13/04/2026

daahfurka nidaamka hufnaanta iyo saxnaanta xubinimada ururka caafi network ayaa si habsamileh uga socota xarunta guud ee ururka tasi oo ay gacant ku hayaan hogaanka guud ee ururku, tani waxay ka cawinaysa ururku inuu yesho xubno tayo ahan iyo aqon ahanba dhisan bulshadoodana kusoo kordhin karra aragtiyo horumarineed iyo faaidooyin wax ku ool ah strategy

🏫 Caafi Organization – Booqashadii School-ka Al-Nujuum 🌿Maanta, Caafi Organization waxay booqasho wacyigelin ah ku tagta...
13/04/2026

🏫 Caafi Organization – Booqashadii School-ka Al-Nujuum 🌿
Maanta, Caafi Organization waxay booqasho wacyigelin ah ku tagtay School-ka Al-Nujuum, halkaas oo aan kula wadaagnay ardayda iyo macalimiinta fariimo muhiim ah oo ku saabsan:
βœ”οΈ Caafimaadka iyo nadaafadda
βœ”οΈ Ilaalinta deegaanka
βœ”οΈ Doorka dhalinyarada ee mustaqbalka
Booqashadani waxay ahayd mid kor u qaaday fahamka ardayda, isla markaana dhiirrigelisay inay noqdaan kuwo masuul ka ah naftooda iyo bulshadooda.
🀝 Waxaan sii wadaynaa dadaallada wacyigelinta si aan u dhisno jiil aqoon leh oo caafimaad qaba.

13/04/2026

πŸ“Š Caafi Organization – Falanqayn & Qorshe Mustaqbal πŸ“Š

Maanta, waxaan yeelanay kulan muhiim ah oo dhex maray xubnaha Caafi Organization, kaas oo aan ku falanqaynay waxqabadkii h**e iyo jihada mustaqbalka ee ururka.

Waxaan diiradda saarnay: βœ”οΈ Qiimeynta waxqabadkii aan soo qabannay
βœ”οΈ Aqoonsiga meelaha u baahan horumar
βœ”οΈ Dejinta strategies cad oo wax ku ool ah oo aan ku gaadhi karno yoolalkeenna

Kulankan wuxuu ahaa mid kor u qaaday fahamka wadajirka ah iyo qorsheynta mustaqbalka, si aan u noqono urur leh aragti fog iyo ficil muuqda.

πŸš€ Waxaan diyaar u nahay inaan gaadhno heerar ka sarreeya kuwii h**e

🌿 Caafi Organization 🌿Waxaan si joogto ah uga shaqeynaa horumarinta bulshada, annagoo diiradda saaraya Caafimaadka, Deeg...
13/04/2026

🌿 Caafi Organization 🌿

Waxaan si joogto ah uga shaqeynaa horumarinta bulshada, annagoo diiradda saaraya Caafimaadka, Deegaanka, iyo Arrimaha Bulshada.

Maanta, dadaalkeena wuxuu ku wajahan yahay: βœ”οΈ Wacyigelin caafimaad
βœ”οΈ Ilaalinta deegaanka
βœ”οΈ Taageeridda dhalinyarada iyo bulshada

Waxaan aaminsanahay in isbeddel dhab ah uu ka bilaabmo ficil yar oo joogto ah.

🀝 Nagu soo biir si aan u dhisno bulsho caafimaad qabta, aqoon leh, kana warqabta deegaanka ay ku nooshahay.

Somaliland

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafi Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share