Ilyaas abdi

Ilyaas abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ilyaas abdi, Nonprofit Organization, Burco.

Masha allah aabbo amal waad dedaashay hampalyo aabbe
03/09/2025

Masha allah aabbo amal waad dedaashay hampalyo aabbe

25/08/2025
Hambalyo hambalyo shiikh macal caaqil
02/01/2025

Hambalyo hambalyo shiikh macal caaqil

02/01/2025
Sow kuwaa suxufiyiintu dhayda ka caddeeyay warka khaalid foodhaadhi wallee waa geesi
25/12/2024

Sow kuwaa suxufiyiintu dhayda ka caddeeyay warka khaalid foodhaadhi wallee waa geesi

Dagaal xooggan ayaa saaka markale dib uga qarxay deegaanka Dacawaley ee degmada Xarshin ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidanka Liyuu Booliska deegaanka iyo Shacabka Dacawaley.

Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in ciidanka Liyuu Booliska weerar saaka kusoo qaadeen magaalada Dacawaley.

Magaalada Dacawaley waxaa ku sugnaa maalmihii u dambeeyay Madax-dhaqameed u joogey halkaasi sidii Nabad looga dhalin lahaa.

11/10/2024

Murashax Muuse Biixi iyo Murashax Cabdiraxman Cirro kuma Codkaaga Siinay?

Address

Burco
00000

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 10:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilyaas abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share