Hiil Caafimaad organization

Hiil Caafimaad organization Health care organization

01/08/2022

Kalmar hiil caafimad organisation alamsey stadium

Hiil cafimaad organisation Markasta waxu diyaar uyahay garab istaaga dhalinyarada sportska gobolka togdher waxan rajayna...
01/08/2022

Hiil cafimaad organisation Markasta waxu diyaar uyahay garab istaaga dhalinyarada sportska gobolka togdher waxan rajaynayna inaanu markasta si mautadacnima ugu adegno dhalinteena

Alamzey Stadium tartanka is dhaxgalka gobalada saxil iyo berbera  kulan ay wada ciyarayen koxaha dawlada hoose burco iyo...
14/06/2022

Alamzey Stadium tartanka is dhaxgalka gobalada saxil iyo berbera kulan ay wada ciyarayen koxaha dawlada hoose burco iyo koxda ciidanka booliska g saxil ayaa dhawac waxa soo gadhay mid kamida ciyatyida ciidanka booliska g saxil Abdiasiis indho yare taaso hiil caafimad organisation u fuliyay adega gargarka degdega ilaa marki danbe xaladisa oo xumatay ay noqotay inaanu udirno gobta caafimad ee ugu dhaw alx hada ciyartoygi isago cafimad qaba waxa uu dib ugu noqday gobolkisi

Hiil caafimaad organisationGalabta iyo alamsey stadium tartanka is dhexgalka gobalada saaxil iyo togdheer oo aanu adeega...
12/06/2022

Hiil caafimaad organisation
Galabta iyo alamsey stadium tartanka is dhexgalka gobalada saaxil iyo togdheer oo aanu adeega gargarka degdega u fulinay dhalinyara sportska labada kooxod ee ka kala socday saxil iyo togdheer.

The Bebera-Burao integration tournament will kick off tomorrow at Alamzey Stadium in Burao with the   full   for the Sah...
06/06/2022

The Bebera-Burao integration tournament will kick off tomorrow at Alamzey Stadium in Burao with the full for the Sahil and Togdher regional youth sports program.

Waxa bari oo salasa Alamzey Stadium burao ka bilaami dona tartanka is dhexgalka Bebera iyo burco taaso kaga qayb qadan doono barnamijka garab istaga dhanka gargarka degdega ah ( )oo dhamaystiran ee dhalinyarada sportska gobolada saxil iyo togdher

Hiil caafimaad organisation Far ayaa go.day Wiilkan dhalinyarada  ah oo kasoo dhacay Taarka Ku Xidhan Garoonka Alamzey S...
27/05/2022

Hiil caafimaad organisation

Far ayaa go.day Wiilkan dhalinyarada ah oo kasoo dhacay Taarka Ku Xidhan Garoonka Alamzey Stadium Burco oo galabta Ciyaari Kasocotay Markuu Is Yidhi Taarka Kasoo Bood ayaa Farantigi ka Qabsaday taarki kadibna Fartii Way goday kadibna waxanu u fidinay gargarka degdega ilaa marki danbe aanu si dhakhso leh ugu dirnay inu aado gurigodi cisbitala la lageyo
Wa marki labaad ee an lakulmo dhacdo tan lamida wiilka dhalin yarda waxan urajayna inu rabi cafiyo

Hiil caafimaad organisation Markasta waxu  diyaar uyahay garab istaaga dhalinyarada gobolka togdher ayago nasiibkodu sii...
25/05/2022

Hiil caafimaad organisation
Markasta waxu diyaar uyahay garab istaaga dhalinyarada gobolka togdher ayago nasiibkodu siiyay inay helaan gargargaka degdega taaso dhamaystiraysa qurxda sportska g togdheer

Hiil caafimaad organization................................Koloy baryahan waxaa la wareejinayey  dallad ay ku midoobeen ...
23/08/2021

Hiil caafimaad organization................................
Koloy baryahan waxaa la wareejinayey dallad ay ku midoobeen ururada gobolka togdheer taaso ka urur ahaan anaan ka war qabin dallad lagu midaynayo ururada gobolka

Halkan waxaan ka cadaynaynaa in aanay jirin wax dallad ah oo aanu la midownay isla markaana ururka Hiil caafimaad aanu ka warqbin.

Waxaan soo dhawaynaynaa war saxaafadeeka ka soo baxay wasaarrada qorshaynya G/Togdheer
Oo ah ta awoodda uleh in ay maamusho ,kormeerto,dabagasho ururada sharciga ah iyo kan bilaa sharciga ahba
Ururka hiil caafimaad waxa uu wada shaqayn dhaw la leeyahay wasaarada qorshaynta , wasaarada caafimaadka iyo dhamaan laamaha kale ee dawladda

Wabilaahi Tawfiiq

https://youtu.be/tNV6G5AwOakAlxamdulillah, Waa noo sharaf, waa noo Farxad, waa noo dhiiri-gelin, waa noo guul, in aannu ...
15/08/2021

https://youtu.be/tNV6G5AwOak
Alxamdulillah, Waa noo sharaf, waa noo Farxad, waa noo dhiiri-gelin, waa noo guul, in aannu adeeg lacag la'aan ah gaadhsiino xarrunta agoomaha ee Urtehagen International Organization.

Wan u Mahad-celinayaa, maamulka iyo macalliminta xarrunta, wanan bogaadinayaa, hawshaas khayriga ah ee ay hayaan, waxaa kale oon u Mahad-naqayaa asxaabtayda Ururka Hiil Caafimaad, inta igala qayb qaadatay, iyo inta cudud-daarka kuu maqnayd..

Address

Wadada Hawdka
Burco
252

Telephone

+252633900959

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Caafimaad organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share