19/03/2026
EID MUBARAK.
Dhammaan ummada Islaamka gaar ahaan shacbiga Soomaalida waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda Ciidal Fidriga. Waxa aanu leenahay Ilaahay sw ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd iyo soonkii bishii barakaysnayd ee Ramadan. Ilaahayna Ciidan Ciideeda haynagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo.
UNITA Communication Office.