SOYVO

SOYVO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SOYVO, Burao.

SOYVO is a Somali National, registered NGO: Education, HIV/AIDS/ FGM, livelihood program, Agri-business, and rural development, climate change, peace building mobilization/ National TVET Centers and urgent action a necessity across every sector of society

02/03/2026

SOYVO TVET CENTER IN BURAO

Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska JSL oo kaashanaysa hay'adda SOYVO ayaa magalaada Burco ku qabatay tabo...
04/02/2026

Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska JSL oo kaashanaysa hay'adda SOYVO ayaa magalaada Burco ku qabatay tabobar ku saabsan ka hortaga tacaddiyada ka dhaca goobaha waxbarashada.
Tabobarka ayaa intii uu socday si weyn loogu lafa-guray sidii looga hor tagi lahaa, iyo tallaabooyinka laga qaadayo haddii ay dhacaan.
Sidoo kale, Tababarkan waxa diiradda lagu saaray sida kor loogu qaadi karo Daryeelka Caafimaadka Maskaxda iyo Taageerada Bulshada (Mental Health and Psychosocial Support MHPSS).
Tabobarkan oo ay soo qaban-qaabisay waaxda lamaanaha (Gender) ee wasaaradda waxabarashada ayaa loogu talagalay, in lagu kobciyo aqoonta dhanka ka hortaga dacaddiyada iyo daryeelka caafimaadka ee maamulayaasha iyo macalimiinta dugsiyada uu ka socdo mashruuca "Waxbarashadu Innama Sugi Karto" (Education Cannot Wait ECW), kaas oo ay ka wadaan dugsiyadan Wasaaradda Waxbarashada JSL oo kaashanaysa hay'addaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee wada shaqaynta la leh wasaaradda waxbarashada.

Somaliland Ministry of Education and Science in collaboration with the SOYVO organization, held a training in the city of Burao focused on preventing abuse in educational settings.
During the training, extensive discussions were held on how to prevent such incidents and the measures to be taken if they occur.
The training also focused on ways to enhance Mental Health and Psychosocial Support (MHPSS).
Organized by the Gender Department of the Ministry of Education, the training aimed to strengthen the knowledge of school administrators and teachers on abuse prevention and health care. It targeted schools implementing the Education Cannot Wait“, which is being carried out by the Ministry of Education partnership UNICEF Somalia

24/12/2025
SOYVO oo ka shaanaysa wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ayaa qabatay tababar ku saabsan Qorshaha Horumarinta Dugsiga ...
24/12/2025

SOYVO oo ka shaanaysa wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ayaa qabatay tababar ku saabsan Qorshaha Horumarinta Dugsiga (SIP) iyo maaraynta deeqaha (capitation Grant) ee dugsiyada uu taageero, Mashruuca ECW ee degmooyinka Buhoodle iyo Burco, kaas oo lagu baray Guddiyada Waxbarashada Bulshada (CECs).

SOYVO, in collaboration with the Somaliland Ministry of Education and Science, conducted training on the School Development Plan (SIP) and the management of school capitation grants, supported by the ECW project in Buhoodle and Burao districts. The training was provided to Community Education Committees (CECs).

Education Cannot Wait UNICEF Somalia

Tababarka Shaqaalaha Kormeerka WaxbarashadaBurco: Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Som...
21/10/2025

Tababarka Shaqaalaha Kormeerka Waxbarashada
Burco: Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland oo kaashanaysa Haayadda wadaniga Ee SOYVO ayaa magaalada Burco Tababar ugu qabatay shaqaalaha Waaxda Kormeerka ee gobollada dalka oo socon doono Muddo 3 cisho ah. kaas oo laga maalgeliyey mashruuca GPE ee ay maamusho Haayadda Save the Children.
Furitaanka Tababarka waxaa ka soo qaybgalay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, Agaasimaha Waaxda Kormeerka ee Wasaaradda Waxbarashada, Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Togdheer, iyo Agaasimaha hay’adda waddaniga ah ee SOYVO.
Tababarkan oo qayb ka ah dadaallada lagu tayeynayo shaqaalaha kormeerka waxbarashada, ayaa ujeeddadiisu tahay in la xoojiyo fahamka iyo xirfadaha shaqaalaha, gaar ahaan kuwa ku hawlan kormeerka iyo qiimaynta tayada dugsiyada, si loo hubiyo in tayada waxbarashada dalku ay waafaqsan tahay heerarka iyo himilooyinka qaranka.
Dhamaadka tababarka waxaa la filayaa in shaqaalaha la tababaray ay helaan aqoon iyo xirfado cusub, kuwaas oo ay ku hormarin karaan habka kormeerka iyo qiimaynta waxbarashada, si loo gaadho tayo waxbarasho oo sarreysa iyo horumar waara oo ku wajahan ardayda Somaliland.
______________________________________________________________________

Training for Education Supervisors Staff
Burco: The Ministry of Education, Parenting, and Science of the Republic of Somaliland, in collaboration with the SOYVO organization, has conducted a 3-day training in the city of Burao for the district education supervisors—staff of the country. Save the Children, a consortium member of SOYVO, manages the GPE project, which funds this training.
The opening of the training was attended by the Governor of the Togdheer Region, the Director of the Quality Assurance Department of the Ministry of Education, the Education Regional officer of the Togdheer Region, and the Director of the SOYVO organization.
This training, as part of efforts to enhance the capacity of education supervisors, aims to strengthen the understanding and skills of the staff, particularly those involved in supervision and assessment of school quality, to ensure that the quality of education in the country meets the standards and national goals.
At the end of the training, it is expected that the trained staff will acquire new knowledge and skills, which they can use to improve the inspection and evaluation process, ultimately achieving high-quality education and sustainable development for the students of Somaliland.

Xarunta Tababarka Farsamada Gacanta ee SOYVO TVET CENTER SOYVO Ee Burao oo kaashanaysa   Waxbarashada , Barbaarinta iyo ...
16/10/2025

Xarunta Tababarka Farsamada Gacanta ee SOYVO TVET CENTER SOYVO Ee Burao oo kaashanaysa Waxbarashada , Barbaarinta iyo sayniska iyo Hay’ada SOMALILAND Finn Church Aid (FCA) , waxay bixinaysa fursad waxbarasho oo heerka koobaad ah xirfadahan hoos ku xusan oo 35 arday ah.
oo loogu tababari doono xirfadaha dijitaalka ah: Naqshadeynta garaafka iyo Abuurista fiidiyowyada moobilka (20- Ka Arday), Rakibaadda CCTV (15- Ka Arday).

with the support of NAFIS Network and   , Successfully created   6 Cluster Level Associations (CLAs) consist of 860 memb...
14/09/2025

with the support of NAFIS Network and , Successfully created 6 Cluster Level Associations (CLAs) consist of 860 members , on social cohesion and effective referral pathways, represents a significant advancement in local capacity building and community resilience. Conducted with a clear focus on enhancing interpersonal ties and improving access to essential services, the training equipped CLA members with both conceptual understanding and practical tools to foster inclusive social environments and navigate referral systems more efficiently.
CLA members to act as constructive agents within their communities—promoting dialogue, bridging social divides, and encouraging collective participation in local development efforts. Strengthened social cohesion reduces vulnerability, enhances communal support mechanisms, and creates an enabling environment for sustainable interventions.
establishment of 1,040 small businesses across the respective areas served by the CLAs. These enterprises not only offer immediate economic opportunities for beneficiaries but also strengthen the local economy, increase household resilience, and complement social cohesion by providing shared economic interests and collaborative ventures

In 2025, SOYVO was established Self Help Groups with 200 poor women to understand and gain knowledge about banking, fina...
22/04/2025

In 2025, SOYVO was established Self Help Groups with 200 poor women to understand and gain knowledge about banking, finance, law in Burao, Ainabo distracts. Also includes destitute children in program packages. In selecting beneficiary, the SHG consider the age, s*x, and poverty level of the local people.

The aim of the project in particularly target resource constrained female-headed households to concerted efforts in reducing poverty and empowering women. In economic terms, members of the SHG have access to saving and credit facilities and can receive business skills training from association in order to run small businesses of their own.

Wasaaradda waxbarashada Gobolka Togdheer ayaa u qabatay  Tartan Aqooneed  42 Dugsi oo kamida dugsiyada Burco oo ay ka ka...
25/03/2025

Wasaaradda waxbarashada Gobolka Togdheer ayaa u qabatay Tartan Aqooneed 42 Dugsi oo kamida dugsiyada Burco oo ay ka kala socdeen 156 arday oo matalay dugisiyadda. waxaana ku gulaystay 4 dugsi.
Tartankan oo ka caawiyeen wasaaradda waxbarashada Haayadda SOYVO iyo Dawladda Hoose ee Burco.

The Ministry of Education of Togdheer Region held academic Competition for 42 schools in Burao, with 156 students representing the schools. 4 schools won the competition
The competition was organized and led by the Togdheer regional Education office and supported by SOYVO and the Burao Local Government.

Somaliland Ministry of Education and Science

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.Kala Soco Gallaydh Media Barahan FB : https://www.facebook.com/GallaydhMediaFB : https...

23/03/2025

SOYVO TVET CENTER: in many areas across the country in Somaliland, parents are not able to fund their children's education

09/03/2025

SOYVO National NGO organized celebration of International Women’s Day 8 March 2015 which held in burao Somaliland; under the theme, “For ALL Women and Girls: Rights. Equality. Empowerment.”

Let’s continue amplifying women’s voices and creating spaces where they can thrive. The journey to equality is ongoing, and together, we move forward

Address

Burao

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOYVO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SOYVO:

Share