رابطة الإتقان لخريجي معهد إبن حجر العسقلاني

  • Home
  • Somalia
  • Bosaso
  • رابطة الإتقان لخريجي معهد إبن حجر العسقلاني

رابطة الإتقان لخريجي معهد إبن حجر العسقلاني معهد ابن حجر العسقلاني للعلوم الشرعية واللغة العربية ف

RAABIDADA AL ITQAAN EE KHARIJIYIINTA MACHADKA IBNU XAJAR AL_CASQALANIUJEEDDO: MAGACAABISKU: DHAMAAN XUBNAHA DALLADAOG: G...
24/04/2025

RAABIDADA AL ITQAAN EE KHARIJIYIINTA MACHADKA IBNU XAJAR AL_CASQALANI

UJEEDDO: MAGACAABIS

KU: DHAMAAN XUBNAHA DALLADA
OG: GOLAHA TASHIGA DALLADA
OG: MAAMULKA MACHADKA IBNU XAJAR

Ujeeddo: Magacaabis gudiga Golaha fulinta
Waxaan go’aansaday cmaanta oo taariikhdu ku beegan tahay 24 April 2025 in aan magacaabo xubnaha gudiga Golaha fulinta ee Dallada Al-itqaan.

MAGACYADA IYO XILALKA

Saacid Maxamed Maxamuud – (Gudoomiye ku xigeen)
C/laahi Maxamed Faarax – (Xoghaye)
C/risaaq C/casiis Xirsi – (Madaxa Maaliyadda)
Siciid Shiikh Ibraahim – (Madaxa Dacwadda)
Siciid Cabdullaahi Maxamuud – (Madaxa Qorshaynta)
Ayman Maxamed Xasan – (Guddoonka Haweenka)

Xubno joogto ah:

Faiza Axmed Ismaaciil
C/rashiid Maxamed Yusuf Maxamuud
C/raxman Siciid Cali
Cali Yusuf Xasan
Ibraahim Cismaan Cali
Ibraahim Saalax Maxamuud
Cali C/risaaq Axmed
Maxamed Raage Yusuf
Yaxye Abdi Aadan
Khaalid Maxamed Jaama
C/xaafid Xamid Maxamed
Cumar Farax Dirir
Nasteexo Maxamed Siciid

Ugu dambeyn, waxaan xubnahan u rajaynayaa in ay kasoo dhalaali doonaan shaqada loo igmaday wax badanna kusoo kordhin doonaan DALLADA AL-ITQAAN ee Ardayda Kabaxday Machadka Ibnu Xajar Al-Casqalaani.

Waxa warqadan ku saxiixan gudoomiyaha
Dallada Al-Itqaan
Mr/ Cabdikakiim Maxamed Cali

Hambalyo Ku Aaddan Magacaabista gudumiyaha Cusub ee raabidada ItiqaanWaxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaynaa mudan...
15/04/2025

Hambalyo Ku Aaddan Magacaabista gudumiyaha Cusub ee raabidada Itiqaan

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaynaa mudane
*c/xakiim maxamed cali*
oo loo magacaabay gudomiyaha cusub ee Ururka Ittiqaan.

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu ku asturo xilka loo igmaday, isla markaana uu hormar iyo guulo badan ka keeno muddada uu xilka hayo.

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah.

Address

Mainroad Bosaso
Bosaso

Telephone

+252907444156

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when رابطة الإتقان لخريجي معهد إبن حجر العسقلاني posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share