21/03/2026
Hikma Charity Association Oo Ah Hay'ad Wadani Ah ayaa 30th Bisha Ramadan Soo Gabagabaysay Mashariic isku jirta Afurin, Qaybin Rashin, Zakatul Fitr, Ciidsiinta Caruurta danyarta, Qaybinta Caano Kuwaas oo lagaar siyay Caruurta kayar 5 sano ee kusugan kaamamka Baydhabo, iyo Mashriic kale oo Badan. Kuwaas oo looga jawabayay Dadka ay abaartu samaysay, waxaan Umahadcelinaynaa dhamman Ururadii nagala shaqeeyay.