Midowga Ardayda Jaamacadda Citycot

Midowga Ardayda Jaamacadda  Citycot Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Ardayda Jaamacadda Citycot, Youth Organization, Bosaso Main Road Al Nakhiil Building, Bosaso.

25/04/2026

Abdisamad sciid saalax ayaa ku guulaystay Madaxwaynaha midowga ardayda jaamacadda CityCot , Abdisamad waxa uu ka tartamaayay xisbiga Hana-qaad kaasi oo guulaystay caawa doorashada.

HAMBALYO ๐ŸŽ‰Xisbiga Hana-qaad oo ku guuleystay doorashada guddoonka Midowga Ardayda Jaamacadda CityCOT.Guddoomiyaha: Abdis...
25/04/2026

HAMBALYO ๐ŸŽ‰

Xisbiga Hana-qaad oo ku guuleystay doorashada guddoonka Midowga Ardayda Jaamacadda CityCOT.

Guddoomiyaha: Abdisamed Said Salah
Guddoomiye ku-xigeen: Naima Cabdiasiis Yuusuf
Xoghayaha: Zakariye Cabdillaahi Jaamac

๐Ÿ‘€
18/04/2026

๐Ÿ‘€

Guddiga Doorashada Ardayda ee Jaamacadda CityCOT ayaa maanta si rasmi ah u bixiyay shahaadooyinka musharrixiinta ๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š...
17/04/2026

Guddiga Doorashada Ardayda ee Jaamacadda CityCOT ayaa maanta si rasmi ah u bixiyay shahaadooyinka musharrixiinta ๐ฑ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐‡๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐ข๐ข๐ ๐ฌ๐ข.
Musharrixiinta loo oggolaaday inay u tartamaan xilalka kala duwan ayaa kala ah:
๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š: ๐๐š๐ณ๐ข๐ฆ ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข
๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š: ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐๐ข๐ฅ๐ž
๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐—๐จ๐ ๐ก๐š๐ฒ๐š๐ก๐š: ๐…๐š๐š๐ข๐ฌ๐จ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐€๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐
Dhammaan musharrixiintan ka tirsan xisbiga Han iyo Hiigsi waxay buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa musharraxnimo.

Guddiga Doorashada ee Midowga Ardayda Jaamacadda  Citycot ayaa si habsami leh u qabtay doorashada xildhibaannada matalay...
14/04/2026

Guddiga Doorashada ee Midowga Ardayda Jaamacadda Citycot ayaa si habsami leh u qabtay doorashada xildhibaannada matalaya fasallada kala duwan. Doorashadan oo ku dhacday jawi hufan oo nidaamsan ayaa ah mid muujinaysa horumarka iyo wadajirka ardayda

Guddiga Doorashada Ururka Midowga Ardayda Jaamacadda CITYCOT ayaa si rasmi ah u guddoonsiiyay shahaadooyinka aqoonsiga x...
12/04/2026

Guddiga Doorashada Ururka Midowga Ardayda Jaamacadda CITYCOT ayaa si rasmi ah u guddoonsiiyay shahaadooyinka aqoonsiga xisbiyada kala ah ๐‡๐š๐ง๐š๐ช๐š๐š๐iyo ๐‡๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐ข๐ข๐ ๐ฌ๐ข, kuwaas oo ka qaybgelaya tartanka doorashada ururka Midawga ardayda jaamacadda CITYCOT.

HAMBALYO KULLIYADDA COMPUTER SCIENCEANIGOO AH GUDDOOMIYAHA COMPUTER SCIENCE, WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA DHAM...
14/03/2026

HAMBALYO KULLIYADDA COMPUTER SCIENCE

ANIGOO AH GUDDOOMIYAHA COMPUTER SCIENCE, WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA DHAMMAAN ARDAYDA IYO CIYAARTOYDA KULLIYADDA COMPUTER SCIENCE EE KU GUULEYSATAY KOOBKA ISDHEXGALKA KULLIYADAHA JAAMACADDA CITYCOT.

Sawiro:- 14|MAR|2026, Golayaasha kala duwan ee MAJC waxay u hambalyeynayaan kulliyadda culuumta tiknoolijiyada oo hanata...
14/03/2026

Sawiro:- 14|MAR|2026, Golayaasha kala duwan ee MAJC waxay u hambalyeynayaan kulliyadda culuumta tiknoolijiyada oo hanatay koobka kulliyadaha jaamacadda citycot.

03/03/2026

๐Ÿ† Koobka Kulliyadaha Jaamacadda CITYCOT

Kulanka 2aad ee koobka ayaa caawa wada ciyaari doonaa:

Faculty of Business Administration ๐Ÿ†š Faculty of Computing and Information Technology

DAAH-FURKA KOOBKA KULLIYADAHA JAAMACADDA CITYCOT.Gudoomiyaha MAJC mudane Qazem Abshir Ali ayaa ka qayb galay furitaanka ...
03/03/2026

DAAH-FURKA KOOBKA KULLIYADAHA JAAMACADDA CITYCOT.

Gudoomiyaha MAJC mudane Qazem Abshir Ali ayaa ka qayb galay furitaanka koobka kulliyadaha ardayda jaamacadda.
Furitaanka koobka ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan, maamulka jaamacadda iyo golayasha kala duwan ee ardayda jaamacadda citycot.

Koobka ayaa looga gol leeyahay isdhex-galka ardayda jaamacadda, kor-u-qaddida hibooleyda fanka ciyaaraha iyo dardar gelinta tartanadda ardayda jaamacadda.

Ugu danbeyn furitaanka koobka waxaa isku foodsaaray kulliyadda culuumta caafimaadka iyo killiyadda culuumta arimaha bulshadda.

DHAMAAD.

Xafiiska warfaafinta iyo warbaahinta majc.

RAMADAAN WANAAGSAN.Midowga Ardayda Jaamacadda  Citycot Waxa uu hambalyada curashada bisha barakaysan ee ramadaan la wada...
17/02/2026

RAMADAAN WANAAGSAN.

Midowga Ardayda Jaamacadda Citycot Waxa uu hambalyada curashada bisha barakaysan ee ramadaan la wadaagayaa dhamaan bulshada soomaaliyeed, gaar ahaan maamulka, macalimiinta iyo bahda qalinleyda jaamacadda citycot.

Waxaan eebe weyne ka baryeynaa inuu ina waafajiyo bishan khayrka iyo barakada badan.

DHAMAAD.

Xafiiska Warfaafinta iyo warbaahinta MAJC.

Address

Bosaso Main Road Al Nakhiil Building
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Jaamacadda Citycot posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share