Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Bari

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Bari Ku soo dhawoow Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Bari, oo loo aasaasey horumarinta Akhriska iyo Qoraalk

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗡𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗶 𝗼𝗼 𝗦𝗮𝗳𝗮𝗿 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼 𝘂𝗴𝘂 𝗔𝗺𝗯𝗮𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼BOOSAASO, Soomaaliya...
12/06/2026

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗡𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗶 𝗼𝗼 𝗦𝗮𝗳𝗮𝗿 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼 𝘂𝗴𝘂 𝗔𝗺𝗯𝗮𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼

BOOSAASO, Soomaaliya – Waxaa maanta magaalada Boosaso ka ambabaxay Guddoomiyaha Gollaha Boorka ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Bari, Mudane Ali Haider isagoo u ku sii jeeda caasimadda dalka ee Muqdisho. Safarkan ayaa ah mid shaqo oo muhiim u ah horumarinta akhris qoraalka.

Ujeeddooyinka Safarka
Safarka Guddoomiyaha ayaa diiradda lagu saari doonaa qodobada ay ka mid yihiin:

𝐖𝐚𝐝𝐚-𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐲𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢: Kulamo lala yeelan doono naadiyada akhriska, akadeemiyada suugaanta, iyo hay’adaha ka shaqeeya weyneynta afka iyo dhaqanka ee ku sugan Muqdisho.

𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚: Kulamo lala qaadan doono mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha ay khuseyso arrimaha dhalinyarada iyo waxbarashada, si loo xoojiyo doorka naadigu ku leeyahay dhiirrigelinta aqoonta.

"Safarkan wuxuu weji cusub u furayaa Naadiga Akhriska iyo qoraalka Bari. Waxaan rajaynaynaa inaan caasimadda ka keenno iskaashi waara oo waxtar u leh bahda akhriska iyo qoraalka ee gobolka."

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Bari wuxuu mar walba u taagan yahay dhisidda bulsho aqoon iyo akhris ku dhex weyn tahay, safarkanna wuxuu qeyb ka yahay dadaallada isdhexgalka iyo kor u qaadista fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Bari

10/05/2026

NAQBARI 🩶💛

07/05/2026

BUUGGA MASRAXA GEERIDA OO UU QALINKA U QAATAY Abdirizak Terra

-DHawaan filo - Boosaaso

📸 Ali Haider

02/05/2026

Kelmadda Axmed hooshle Guddoomiye ku xigeenka(BTEC). ||Munaasibadda Bandhigga dhigannaha Af iyo dhaqan.

02/05/2026

Hadaljeeinta Mukhtar Garaad Abdullahi Caaqil Cali Ciid ||Munaasibadda Bandhigga dhigannaha Af iyo dhaqan.

02/05/2026

Kelmadda | Hay'adda Cilmibaarista iyo Horumarinta ee SDN | Salmaan Oogo.

02/05/2026

kelmadda qoraa faarax Xandulle.||Munaasibadda Bandhigga dhigannaha Af iyo dhaqan.

02/05/2026

Kelmadda.Abdiqaadir Abdulaahi maxmed Qoraaga Buugga Af iyo dhaqan.||Munaasibadda Bandhigga dhigannaha Af iyo dhaqan.

02/05/2026

Kelmadda. Maxmed jaamac, Guddomiyaha Naadiga akhriska iyo qoraalka bari||Munaasibadda Bandhigga dhigannaha Af iyo dhaqan.

Sawiro |Qaybta 2aadXafladda bandhigga buugga AF IYO DHAQAN
02/05/2026

Sawiro |Qaybta 2aad
Xafladda bandhigga buugga AF IYO DHAQAN

Address

Bosaso

Telephone

+252907715359

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Bari:

Share