Heersare Real Estate

Heersare Real Estate Somalia Cagaaran

GAROOWEDHUL IIB AH Cabirkiisa;12X23MXaafadda Halgan  Qiimuha: $11,500Kala xiriir:05841144  / 0905452800/ 5944418Heersare...
28/07/2023

GAROOWE
DHUL IIB AH
Cabirkiisa;12X23M
Xaafadda Halgan
Qiimuha: $11,500
Kala xiriir:05841144 / 0905452800/ 5944418

Heersare Real Estate

29/08/2022

Daawo Hargysa Iyo Xilliga Habenkii

Haddad Rer Hargysa Tahy Soo Sheeg Halka Muqalka Ka Duubay

&

Bossaso Puntland Somalia.
24/02/2022

Bossaso Puntland Somalia.

Hooyo 5 Carruur ah heysatay oo gaajo darteed ugu geeriyootay degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa saaka lagu aasay degmadaa...
28/11/2021

Hooyo 5 Carruur ah heysatay oo gaajo darteed ugu geeriyootay degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa saaka lagu aasay degmadaas.

Allaah u naxariisto hooyadaas (Aamiin).

Markabkii ugu h**eeyay ayaa kusoo xirtay dekedda Garacad Gobolka Mudug.📸 Abdirahman Bulshaawi
28/11/2021

Markabkii ugu h**eeyay ayaa kusoo xirtay dekedda Garacad Gobolka Mudug.

📸 Abdirahman Bulshaawi

Calmadow Sanag Puntland🇸🇱
23/11/2021

Calmadow Sanag Puntland🇸🇱

War hadda soo dhacay : Shirkadda Facebook magaca ayaa laga beddelay. Aasaasaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa ku dhawaaqa...
28/10/2021

War hadda soo dhacay : Shirkadda Facebook magaca ayaa laga beddelay. Aasaasaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa ku dhawaaqay magaca shirkadu inuu noqon doono Meta.

Dhaleeceynta iyo sida aysan shirkaddan mas’uuliyad isaga saarin xogaha Dadka adeegsada ayaa loo arkaa in looga baxsanayo isbeddelka magac, iyadoo howlwadeen h**e oo Facebook ka tirsaneyd ay bannaanka dhawaan soo dhigtay hab-dhaqanka argagax galiyay Bulshada ee shirkaddu ku shaqeyso, balse Zuckerberg ayaa sheegay isbeddelka cusub inuu door ka qaadanayo horumarinta tiknoolajiyadda caawisa bulshada.

Galkacyo Mudug Somalia.🇸🇴📷Abdiladif Abdirahman
14/10/2021

Galkacyo Mudug Somalia.🇸🇴

📷Abdiladif Abdirahman

  Degmada Ufayn Gobolka Bari.
12/10/2021

Degmada Ufayn Gobolka Bari.

   Jariiban Gobolka Mudug.
11/10/2021

Jariiban Gobolka Mudug.

Address

Gaaca Airport Road
Bosaso
SO00252

Telephone

+252907611109

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heersare Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Heersare Real Estate:

Share