20/03/2026
Ururka caawiye xingalol oo kaashanaya Mu,asasada alraxma iyo shakhsiyaad samafalayaa ah ayaa ciidsiiyey 36 ilme oo agoon iyo danyar isugu jira, Midkiiba waxa lagu ciidsiiyey lacag dhan 30doolar, waxaan u mahad celinaynaa dhamman samafalayaasha ka qayb qaadaty oo kala jooga dal iyo debedba alle ha barakeeyo, cimrigood iyo maalkooda alle ha u barakeeyo' meeshay ka bixiyeen bedelkeeda alle ha siiyo, midka xanuusan alle haku caafiyo , mid walba muraadkiisa oo khayr ah alle ha siiyo