Maskiinkaab foundation

Maskiinkaab foundation waxaanu u qareenaa dadka baahiyaha gaarga ah qaba sida curyaanada, indhoolayaasha

03/07/2026
03/07/2026

Caawi Walal Lana Xiriir lanberada saaran muuqaalka, Share iyo Like dheh si u u gaaro dadbadan fadlan Villa Somalia BBC News Somali

05/03/2026

🌙 Ka Qayb Qaado Afurinta Muslimiinta

Bisha barakaysan ee Ramadaan waxaan qabanaynaa afurin loogu talagalay dadka baahan

🍲 Hal qof oo aad afuriso = ajar weyn
🤲 Sadaqadaada waxay gaadhaysaa dadka u baahan

Waxaad ka qayb qaadan kartaa sadaqadan adigoo bixiya qadarka aad awooddo.

💳 Halkan nagala soo xiriir si aad uga qayb qaadato:
📩 Message noo soo dir
ama
📱 WhatsApp 907 477 734

Qofkii afuriya qof sooman wuxuu helayaa ajarkiisa oo kale.

02/03/2026

BOSASO Habeenkii 13aad . Ee Ramadan
AFURI WALAALKA SOOMAN

Waxaad awoodo Ugu Dir
Tel 90 7477734

28/02/2026

BOSASO Habeenkii 11aad . Ee Ramadan
AFURI WALAALKA SOOMAN

Waxaad awoodo Ugu Dir
Tel 90 7477734

27/02/2026

BOSASO Habeenkii 10aad . Ee Ramadan
AFURI WALAALKA SOOMAN

Waxaad awoodo Ugu Dir
Tel 90 7477734

26/02/2026

BOSASO Habeenkii 9aad . Ee Ramadan
AFURI WALAALKA SOOMAN

Waxaad awoodo Ugu Dir
Tel 90 7477734

25/02/2026

Habeenkii 8aad Ee Ramadan
AFURI WALAALKAAGA SOOMAN.
Bisha Ramadaan waxa jira dad badan oo aan awoodin inay iska bixiyaan AFURADA, hadaba bulshda Soomaliyeed inta awoodi karta waxa laga codsanayaa inay ka qayb qaataan Barnaamijka Afuri walaalkaaga Sooman.
Maskiinkaab foundation
Follow PAGEa _Ka
SII. SHARE GAREE
kala xiriir 907 477 734

24/02/2026

Habeenkii 7aad Ee Ramadan
AFURI WALAALKAAGA SOOMAN.
Bisha Ramadaan waxa jira dad badan oo aan awoodin inay iska bixiyaan AFURADA, hadaba bulshda Soomaliyeed inta awoodi karta waxa laga codsanayaa inay ka qayb qaataan Barnaamijka Afuri walaalkaaga Sooman.
Maskiinkaab foundation
Follow PAGEa _Ka
SII. SHARE GAREE
kala xiriir 907 477 734

23/02/2026

Habeenkii 6aad Ee Ramadan
AFURI WALAALKAAGA SOOMAN.
Bisha Ramadaan waxa jira dad badan oo aan awoodin inay iska bixiyaan AFURADA, hadaba bulshda Soomaliyeed inta awoodi karta waxa laga codsanayaa inay ka qayb qaataan Barnaamijka Afuri walaalkaaga Sooman.
Maskiinkaab foundation
Follow PAGEa _Ka
SII. SHARE GAREE
kala xiriir 907 477 734

Address

Rowda Masjid
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maskiinkaab foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share